Latest News
Somaliland police chief visited Ethiopia
Somaliland Police Chief Sergeant Mohamed Adan Saqadhi went on a business trip to Ethiopia where he met his Ethiopian counterpart General Demelashe G/Mechiel. The purpose of this trip was that the two sides discussed security cooperation and the strengths of the two...
Wariyaha caanka ah ee Raage Omar oo xaalad caafimaad loo dhigay cisbatalka
https://youtu.be/lqo_JvXYOO8?si=GMSJB9jtY-f5JQqx
Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo la kulmay qaar ka.mid ah dadweynaha caasimadda
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno ka mid ah xisbigaasi ayaa maanta kulan salaan ah la yeeshay qaar ka mid dadweyanaha ku fhaqan bariga caasimada Somaliland ee Hargeysa. Guddoomiyaha iyo dadweynaha ayaa is xog waraystay iyaga oo isla...
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah Hargaysa (Qaran news)-Kal-fadhigii 84aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa saaka ka furma xarunta golahaasi,furitaanka kal-fadhigan ayaa waxaan shir-gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad...
Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?
Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Cabdikariim Axmed (Mooge) iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo dad badan oo taageerayaal ah ku leh baraha bulshada oo ay kasbadeen wakhtigii ololaha doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland sanadkii...
Maxkamad go’aamisay in aan la is qabi karin jacayl la’aan, lamaanena kala furtay
Maxkamad ku taalla magaalada Nakuru ee dalka Kenya ayaa sheegtay in jacaylka iyo rabitaanka niyadeed ee ku xiriira marka laga hadlayo dhanka guurka ay noqonayso sabab ku filnaan karta in uu furriin dhaco. Xaakim Samuel Mohochi ayaa xukunkan gaaray, mar uu...
Barnaamij gaar ah gudoomiyaha shirkadda Dahabshiil oo ka hadlaaya xasuusta yaraantii….
HALKANI RIIX SI AAD U DAAWATID
Africa – Water for the future: Tangiers takes steps to secure its blue gold
PRESS RELEASE Water for the future: Tangiers takes steps to secure its blue gold Overlooking the Strait of Gibraltar at the northern tip of Morocco, Tangiers is a cosmopolitan place and gateway to the great continent of Africa Access Multimedia Content ABIDJAN, Ivory...
Allaylee Gobolka Togdheer fartiisa Ayuu Eeday!!!
Gobolka Togdheerwaa gobol ka mid ah gobolada ugu mihiimsan Somaliland marka laga hadlaayo taariikh ahaan waa gobol ay ka soo jeedaan 3 madaxweyne oo soo maray Somaliland sida Cabdiraxmaan Axmed Cali, Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal iyo muj. Axmed Maxamed Maxamud...
The countries that support Somaliland in the elections have welcomed the election
The countries of the European Union and the UK have welcomed the decision made for the elections to be held in Somaliland. A summary of their joint statement reads as follows
Sanduuqa Horumarinta Afrika si loo bixiyo dammaanad deyn qayb ah si loo taageero maalgelinta dadaallada cagaaran iyo kuwa waara
WAR-SAXAAFADEED Rwanda: Sanduuqa Horumarinta Afrika si loo bixiyo dammaanad deyn qayb ah si loo taageero maalgelinta dadaallada cagaaran iyo kuwa waara Tani waxay la socotaa Istaraatiijiyada Qaranka ee Isbadalka ee Rwanda (NST-1) ee 2017-2024 iyo Vision 2050 ABIDJAN,...
Xidhiidhka Itoobiya iyo Maraykanka
Addis Ababa, Qaran news)-Iyada oo qayb ka ah maamuuska 120-kii sano ee xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeyay Itoobiya iyo Maraykanka, safaaradda dambe ee Addis Abeba waxay sheegtay in Maraykanku aqoonsaday "taageerada qiimaha leh" ee Wasaaradda Difaaca Itoobiya...
Sharciga uu Ingiriisku qaxootiga ugu dirayo Rwanda oo la ansixiyey, maxaadan ogayn, maxaadse ka ogtahay
Baarlamaanka Ingiriiska ayaa ugu dambeyntii meel mariyay sharci qaar ka mid ah muhaajiriinta UK timaada dib loogu celiyo Rwanda, taasoo hirgelinaysa in duulimaadyada dad celintu ay xagaaga soo socdaba bilowdaan sida uu dhigayo qorshaha muranka dhalliyay ee Ra’iisul...
Dhakhtarka magaaladda Dacarbudhuq oo Lix sanadood xidhnaa iyo baahida ay deegaanku u qabaan
Somalia Turkey maritime deal is a win for both countries and not a power play for the horn of Africa
The recent defence pact between Somalia and Turkey marks a significant step for regional security, focusing on land and maritime cooperation to bolster Somalia's defence capabilities.While it symbolizes a move towards enhanced partnership, its immediate implications...
Articles
Somaliland government will continue bolstering further bilateral relations with Ethiopia, says Information Minister
The government of Somaliland has not always been bolstering its relations with its neighbouring country of the Federal Republic of Ethiopia, but is convicted to fortify them in as far as the economic, stability, security and bilateral relations are concerned. The...
The countries that support Somaliland in the elections have welcomed the election
The countries of the European Union and the UK have welcomed the decision made for the elections to be held in Somaliland. A summary of their joint statement reads as follows
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe.
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe. Marka hore labadan erey waa isku macne oo hadii qof lagu tilmaansado waa dhaliil adag, waxaana loo jeedaa wax...
Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi
Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi Aan ku bilaabo’e: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu uu saxeexay warqaddii ugu muhiimsanayd ee dhammaadka muddo xileedkiisa, waa warqaddii in doorasho loo dareero. Haaaaa, halkaa waxa ku soo dhammaanaya 7 sanadood oo Muuse hayey...
Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo Saylaci
Hargeisa,(Qaran news)- Waxa dibada u soo shaac baxay khilaaf mudo dheer huursanaa oo u dhaxeeyay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa mr Cabdiraxmaan Saylici. Khilaafkani waxa ay sheegayaan dad ku dhow dhow Saylici in uu ka soo bilaabmay hanka Saylaci ee ahaa in...
Sidee ayaad xilli hore ugu baraarugi kartaa calaamadaha cusub ee dhiig-karka?
Guud ahaan, dhiigkarka looma heysto xanuun halis ah. Balse bahda caafimaadka adduunka ayaa ka digaya in haddii aan joogto loola socon cudurkan uu sababi karo xanuunno kale oo badan. Hase yeeshee daraasad dhowaan ay dhiigkarka ka sameeyeen kooxda Machadka Baaritaanka...
Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur Cabdi Qaadir
Hargeysa (Qaran news)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta beesha Hawiye Cabdishakuur Cabdiqaadir ayaa bogaadiyay gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudaynta ay mudeeyeen doorashooyinka isi saaran, qoraalkiisa oo qaladaad ay ku jiraan waxa markiiba ka jawaabay xoghayaha...
Shirkada Telesom iyo Hay’adda Relieve Humanity International oo daah furay mashruuc
Hargeisa, (Qaran news)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu daah furay mashruuc Isbitaalka Wareega (Mobile Medical team ) ah oo laga hirgelinayo Gobolada Maroodijeex, arinkaasi oo ay iska kaashadeen shirkada Telsom iyo Hay’adda...
Ciidanka qaranka Kulmiye iyo xukuumaddiisa ayaa jabiyay
Maxay tahay daawada loo helay madax xanuunka ee loo yaqaanno Dhan jafka ( Migraine)
Kiniinnada nooca loo yaqaanno Atogepant, kuwaas oo dhowaan caan ku noqday hababka daawaynta iyo ka hortagga madax xanuunka maygariinka oo ay soomaalidu u taqaanno Goon-jabka, ayaa laga hirgeliyay Adeegyada Caafimaadka Qaranka (NHS) ee gudaha Ingiriiska. Daawadii ugu...
Do African Problems Really Have African Solutions?
Daniel Byman *** For more than three decades, African governments and policymakers around the globe have advocated for “African solutions to African problems.” The phrase was originally a call for African governments to eschew foreign interventions to problems on the...
Ma Jiraan wax sharci ahaan ka hor imanaya aqoonsiga Itoobiya siinayso Somaliland” Matt Bryden
Ma Jiraan wax Sharci ahaan ka Hor imanaya aqoonsiga Itoobiya Siinayso Somaliland" Matt Bryden Matt Bryden oo ah la taliyaha dhanka Istaraajiyadda ee Machadka SAHAN ee fadhigiisu yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta qaranka...
Itoobiya oo dhisanaysa madaar cusub oo sanadkii u adeegi doona 120 Milyan oo Rakaab ah
Qorshe cusub oo £2bn ah oo cajiib ah oo lagu beddelayo mid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee adduunka ugu sarreeya Adis Ababa, (Qaran news)-Itoobiya ayaa lagu wadaa inay bilowdo mashruuc weyn oo ah dhismaha garoonka caalamiga ah ee Addis Ababa ee cusub. Iyada oo la...
Liiska codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Somaliland
*Awdal: 181801* Saylac: 25680 Lughaya: 17663 Borama: 117390 Baki: 21068 *M.Jeex: 497734* Gabiley: 88520 Hargeisa: 370432 Balligubadle: 21178 Sallaxley: 17604 *Saaxil: 92620* Berbera: 74540 Sheekh: 18080 *Togdheer: 236279* Burco: 183354 Oodweyne: 38873 Buhodle: 14052...
Musharaxa a xisbiga Waddani oo hambalyo u diray gudiga doorashooyinka qaranka
Musharaxa xisbiga Waddani dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa dhambaal hambalyo ah u diray gudiga doorashooyin qaranka. Qoraal kooban oo uu baahiyay oo ku qornaa Af Ingiriisi, oonu idiin turjunay waxa uu u dhignaa sidan hoos ku qoran Waxaan hambalyo iyo...
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey