Latest News
Golaha amaanka oo soo dhaweeyay
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay in go’aanka wasiirka arrimaha dibadda ee Iran ee ku dhawaaqaya in Marin-biyoodka Hormuz uu si buuxda u furan yahay inta ka hartay muddada xabbad-joojinta uu yahay “tallaabo ku socota jihada saxda ah.”...
Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu hayo war fiican oo aanu hada…
Haddii aad hadda nagu soo biirtay ama aad rabto in aad ogaato wararkii ugu dambeyay ee Bariga Dhexe, halkaan ayaan ku soo koobaynaa. Trump, Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in xaaladda Bariga Dhexe ay “u muuqato mid si wanaagsan u socota,” gaar...
US will recognize Somaliland! HERE is why
https://youtu.be/OCbyj3ix5DM?si=bXuB9XQyp6ipEowZ
Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in ay wada shaqaynayaan Iiraan
Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka ay la shaqeyn doonto Iran si dib loogu soo saaro kaydka uranium-ka la hodmiyey ee Iran loona geeyo Maraykanka. Madaxweynaha Maraykanka ayaa u sheegay Reuters wareysi taleefoon ah: “Waxaan heli doonaa kaydadka uranium-ka annagoo...
Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warrantay: Dadka deggan Waqooyiga Israa’iil waxay dareemayaan in lagu khiyaamay xabbad joojin
Warbaahinta Israa'iil ayaa ku warrantay: Dadka deggan Waqooyiga Israa'iil waxay dareemayaan in lagu khiyaamay xabbad joojin Dad badan oo ku nool waqooyiga Israa’iil ayaa cambaareeyay xabbad-joojinta 10-ka maalmood ah, taas oo loogu talagalay in lagu joojiyo dagaalka...
U.S. Upends Iranian Shadow Fleet and Oil-for-Gold Terror Financing Network
U.S. Upends Iranian Shadow Fleet and Oil-for-Gold Terror Financing Network Press Statement Thomas "Tommy" Pigott, Principal Deputy Spokesperson The United States is acting to decisively limit Iran’s ability to generate revenue as it attempts to hold the Strait...
Shirkii golaha wasiiradda iyo waxyaabahii lagaga wada hadlay
Fadhigii 60-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada, waxana lagaga wada hadlay arrimo muhiim ah oo khuseeya dhaqaalaha...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo dhagax-dhigay Mashruuca Koronto-ballaadhinta Magaalada Borama
Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay Mashruuca Koronto-ballaadhinta Magaalada Borama. Mashruucan muhiimka ah waxa uu ka kooban yahay 8 MW Solar PV, 20 MWh Battery Storage System, iyo 5 KM oo ah...
Jahawareer siyaasadeed oo ka taagan Muqdisho Arinka oo cakiran
Somalia: Somaliland Rejects Somalian Government Claims Over Sovereign Diplomacy
Hargeisa — The government of Somaliland has firmly rejected what it described as "misleading claims" by the Somalian Government regarding its sovereign diplomatic relations, including engagement with Israel, according to a statement issued by the Ministry of Foreign...
Aqalka Cad oo ka hadlay halka wax marayaan hadda
Afhayeenka Aqalka Cad ee Mareykanka Karoline Leavitt ayaa la weydiiyay arrinta xabbad-joojinta Iran, waxayna sheegtay in wararka sheegaya in Maraykanku codsaday in si rasmi ah loo kordhiyo “aanay run ahayn”. “Waxaan weli si buuxda ugu hawlan nahay wadahadalladan,”...
Israel Appoints Its First Ambassador to Somaliland as It Eyes Gulf of Aden Military Base
Israel Appoints Its First Ambassador to Somaliland as It Eyes Gulf of Aden Military Base According to a recent report, Somaliland is willing to allow Israel to gather intelligence and conduct operations against Yemen from its territory by Dave DeCamp | April 15, 2026...
Israel appoints first ambassador to Somaliland
Foreign Minister Gideon Sa'ar appoints Michael Lotem as Israel’s first ambassador to Somaliland. Israel National NewsIsraeli NewsIsrael appoints first ambassador to Somaliland Israel appoints first ambassador to Somaliland Foreign Minister Gideon Sa'ar appoints...
Secretary of State Marco Rubio Before Working-Level Peace Talks with Israeli Ambassador to the United States
Secretary of State Marco Rubio Before Working-Level Peace Talks with Israeli Ambassador to the United States Yechiel Leiter and Lebanese Ambassador to the United States Nada Hamadeh Moawad at the Department of State Marco Rubio, Secretary of State Benjamin Franklin...
Maxay yihiin diyaaradaha dagaalka iyo ciidamada Pakistaan ee la geeyay Sacuudiga?
Dhawr maalmood ka hor, diyaaradaha dagaalka iyo ciidamo milatari oo ka socda Pakistan ayaa gaaray Sacuudi Carabiya, taasoo qayb ka ah dhaqan-gelinta heshiis difaac oo u dhexeeya labada dal oo la saxiixay sanadkii hore. Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo Islamabad...
Articles
Maxay yihiin diyaaradaha dagaalka iyo ciidamada Pakistaan ee la geeyay Sacuudiga?
Dhawr maalmood ka hor, diyaaradaha dagaalka iyo ciidamo milatari oo ka socda Pakistan ayaa gaaray Sacuudi Carabiya, taasoo qayb ka ah dhaqan-gelinta heshiis difaac oo u dhexeeya labada dal oo la saxiixay sanadkii hore. Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo Islamabad...
Talo ku socota Madaxweyne Cirro oo looga fuursan waayay in warbaahinta loo mariyo ganacsade Maxamed Shugri
https://youtu.be/5aayCAFNYaU?si=95D7qgcKmWqO5s0Z
Sidee ayuu Marin-biyoodka Hormuz u noqday hubka ugu xoogga badan ee Iiraan?
Sidee ayuu Marin-biyoodka Hormuz u noqday hubka ugu xoogga badan ee Iiraan? Ka dib dagaal socday 40 maalmood oo dhex maray Iran, Maraykanka, iyo Israa'iil, natiijo lama filaan ah ayaa soo baxday oo muujinaysa in kaarka ugu xooggan ee Tehran aysan ahayn awooddeeda...
The true size of Somaliland compared to Djibouti
Bayaan ku saabsan xaaladda wada-hadallada nabadeed ee u dhexeeya Maraykanka Iyo Iran
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Esmaeil Baqaei, ayaa hadda soo saaray bayaan ku saabsan xaaladda wada-hadallada nabadeed ee u dhexeeya Maraykanka. Qoraal uu ku daabacay baraha bulshada, Baqaei wuxuu ku tilmaamay wada-hadallada kuwo “xooggan”, balse...
Safiirka Somaliland u jooga Maraykanka ayaa sharaxay aragtida siyaasadeed ee Somaliland
Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Maraykanka Ambassador Bashir Goth, ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay ku biirto heshiiska Abraham Accords, haddii Mareykanku si rasmi ah u aqoonsado. Hadalkan ayaa muujinaya istaraatiijiyad cad oo...
Dubaar waa goob qadiimi ah oo da’weyn
Dubaar waa goob filwayn oo toos u tilmaamaysa xadaaraddii Berbera kajirtay qarniyo hore, biyaha ka yimaadda Dubaar iyo qaabka loogu sameeyay isha ay soo maraan qarniyo hore ayaa iyana yaab kale ah. Warbixintii uu qoray Cruttenden 1848 (Memoir on the Western or Edoor...
The Horn of Africa between Saudi-Emirati rivalry
The Horn of Africa between Saudi-Emirati rivalry The Horn of Africa is as the main arena of competition between Saudi Arabia and the United Arab Emirates (UAE). Beyond tensions linked to the worsening of the Yemeni crisis, particularly the clashes in December...
Somaliland Diplomat: Recognition Is US Strategic Imperative
Somaliland’s top diplomat in Washington says formal US recognition would deliver immediate strategic gains for American forces in the Red Sea and Gulf of Aden. Bashir Goth, Somaliland’s representative to the United States, told a recent Foreign Policy Research...
Saamaynta Dagaalka Bariga Dhexe ee Dhaqaalaha Somaliland
Saamaynta Dagaalka Bariga Dhexe ee Dhaqaalaha Somaliland Badda Cas iyo marinka Bab al-Mandeb waxay muddo dheer ahaayeen halbawlaha ganacsiga adduunka, iyadoo qiyaastii boqolkiiba 12 ilaa 15 ee ganacsiga caalamiga ahi uu dhex maro marinkan istiraatiijiga ah. Si kastaba...
Israeli embrace pitches Somaliland into regional maelstrom
Israeli embrace pitches Somaliland into regional maelstrom Self-declared state in the Horn of Africa confronts an array of adversaries at an explosive moment Please use the sharing tools found via the share button at the top or side of articles. Copying articles to...
Roob Onkod Iyo Hilaac badan wata oo caawa ka da’aaya Hargeisa iyo nawaaxigeeda
Iyada oo lagu gudo jiro xili roobaadkii guga ayaa galabta waxa magaaladda Hargeisa ka da'ay roob baaxadle isla markaasina waxa magaaladda qabsaday roob wata onkod hilaac iyo dhibic xoogan in kasta oo qaybo magaalada ka mid ah aan laga dareemin hadana onkodka iyo...
India oo Dhisaysa Marin Ganacsi Cusub iyo Berbera oo Noqotay Furaha Istaraatiijiyadeeda
Warbaahinta Horn Lens ayaa warbixin cusub oo ay baahisay ku sheegtay in dawladda Hindiya ay si aamusnaan ah ugu diyaar garoobayso maalgashi ballaadhan iyo istaraatiijiyad ganacsi oo ay ka hirgeliso Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan Dekeddas Berbera, ka dib...
Cirro waa madaxweyne qaran ee ma aha qabiil iyo qoys in loogu mana sheegto
CIRRO WAA MADAXWEYNE QARAN EE MAAHA QABIIL IYO QOYS IN LOOGU MANNO SHEEGTO. Waxa maalmahan baraha bulshada haysatay cabashooyin gaar ah oo ku salaysan tarsheegasho doorashadii ah iyadoo xaalku gaadhay abtibaan u ahay iyo habaryarbaan u ahay ama adeer iwm, imanuu...
Isku Shaandhaynta Golaha Wasiirrada iyo Rejada Shacabka SL.
Isku Shaandhaynta Golaha Wasiirrada iyo Rejada Shacabka Somaliland ee Horumarinta Adeegyada Bulshada “Madaxweynaha JSL oo Magacaabis, Xil-ka Qaadis & Iskushaandhayn ku Sameeyay Qaar ka mida Golaha Wasiirrada JSL” “Madaxweynaha Somailand oo Magacaabay La-taliye Sare oo...
























