Latest News
Somaliland’s Uranium Shock: The Secret Race for Global Power
https://youtu.be/2hUFXrWh5Rk?si=X8-DKZD997tG5YXk
Hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen oo soo saaray hanjabaad cusub
Hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa Xuuthiyiinta ee Yemen, cabdulmalik al-Houthi, ayaa ku dhawaaqay in kooxdiisu ay diyaar u tahay "heer kasta oo colaadda ah oo sii kordha" marka la eego xiisadaha ka taagan gobolka. Cabdulmalik al-Houthi ayaa arrintan kaga hadlay khudbad laga...
U.S. Diplomat Visits Laas Geel, Highlights Somaliland’s Heritage
A senior U.S. diplomat visited the ancient Laas Geel rock art complex in Somaliland this week, highlighting the site’s archaeological significance and describing it as an important part of Africa’s historical heritage. The visit was announced by the U.S. Embassy in...
Maxaa ka jira Ciidanka Somalia ee ku soo waajahan Hargeisa iyo Berbera si ay u qabsadaan….Se Ma loo diyaar garoobay?
Why Somaliland Matters Now
https://youtube.com/shorts/arH7Kv_VWvY?si=btaT3bePlGKBsL1D
Dalka Iiraan oo ka warbixiyay wararo ay ku qaadeen Maraakiibta Maraykanka
Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in "laba xero oo ciidammada cirka Maraykanka ay ku leeyihiin Kuwayt oo magacyadooda lagu sheegay Cali Al-Saalim, iyo tashiilaadkii muhiimka ahaa ee u hadhay Guutada Shanaad ee Ciidanka Badda Maraykanka ee Baxrayn, lagu beegsaday...
Sadex Beebee oo kuwii Turkigu bixiyay ka mid ah ayaa Muqdisho lagu gubay
Muuqaalka Somalia ee maanta
New US Report Recognizes Somaliland’s Growing Strategic Importance, Says Amb. Bashir Goth
A new report is reinforcing Somaliland’s growing profile in Washington, identifying the nation as a stable and capable partner that can help advance United States interests across the Horn of Africa, according to Somaliland’s representative to the US, Ambassador...
Mid ka mid ah baabuurta dagaalka ee Turkey uu siiyay Xasan Sheekh oo laga qabsaday iyo mid la gubay
Dawladda Turkigu waxa ay mudooyinkii danbe ay qalab malatari iyo hub aad u faro badan ay ku soo guraysay magaaladda Muqdisho iyada oo hubkaasi gacanta u galisay xukuumadda uu wakhtigeedu uu dhacay ee Xasan Sheekh. Hadaba baabuurkani Tiknikada ah ayaa xalay waxa watay...
Amaanka Muqdisho gacanta uguma jiro Xasan Sheekh Iyo Fiqi
Shicibkii Muqdisho oo xabada iyo rasaasta ka yaacaaya
Muqdisho oo gubanaysa iyo Dawladda Turkey Oo lagu dhaleeceeyay
Madaxweyne Cirro oo wafti Maraykan ah ku qaabilay Madaxtooyada Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Safiirka Maraykanka ahna ku-simaha, Mudane Justin Davis iyo wefti uu hoggaaminayo, kuwaasi oo...
Helitaanka Badda Cas”: Cutub cusub oo ku saabsan khilaafka Masar iyo Itoobiya
Bilihii u dambeeyay, Geeska Afrika waxa uu markhaati ka ahaa korodhka tartanka ku saabsan saamaynta siyaasadeed iyo helitaanka marin u helidda Badda Cas. Tani waxay dhacaysaa xilli iska horimaadka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya uu u muuqdo inuu ka gudbay murannadii soo...
Articles
Somaliland Expands Renewables with Berbera Energy Project
Somaliland’s Minister of Energy and Minerals, Eng. Ahmed Jaamac Barre, announced on 25th May 2026 the commencement of a significant $24 million renewable energy expansion project in the coastal city of Berbera. This ambitious undertaking is designed to bolster the...
Heshiiska Iran iyo Maraykanka dhex maraya dib ma u furi doonaa Hormus? TV-ga dowladda Iraan oo war ku saabsan baahiyay
Heshiiska Iran iyo Maraykanka dhex maraya dib ma u furi doonaa Hormus? TV-ga dowladda Iraan oo war ku saabsan baahiyay Telefishinka dowladda Iran ayaa sheegay inuu helay nuqul qabyo ah oo hordhac ah, aan rasmi ahayn, oo ah qaab-dhismeed heshiis is-afgarad ah oo u...
Israa’iil oo Xamaas ka dishay Laba taliye bil gudaheed
Shaqaalaha shirkadda Samsung Electronics ee Kuuriyada Koonfureed ayaa u codeeyay inay aqbalaan heshiis taariikhi ah oo ku saabsan qaybsiga faa’iidada shirkadda. Tobannaan kun oo shaqaale ah oo ka tirsan qaybta samaysa qalabka chips-ka ayaa heli doona gunno sannadle ah...
Dalal badan ayaa Somaliland u muujiyeen cadaawad, laakiin inagu waxba uma aynaan gaysan,
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlayay munaasabada Ciidu-Aladxa ayaa soo hadal qaaday faragalin uu sheegay inay ku hayaan Soomaaliya iyo Jabuuti. ‘’Waxaad ka war qabtaan in dalal badan ay Somaliland u muujiyeen cadaawad, laakiin inagu waxba uma...
Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora
Warbixin Somaliland ku Ammaantay Dimuqraadiyadda iyo Horumarka” “The Telegraph: Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora” Hargeysa (Dawan) Warbixin caalami ah oo uu daabacay wargeyska The Telegraph ayaa si weyn u ammaantay nidaamka dawladnimo iyo...
Turkigu waa Maafiya nidaamsan oo qabsatay caasimadii Somalia
TURKIGU WAA MAAFIYA NIDAAMSAN OO QABSATAY CAASIMADDII SOMALIYA. Turkigu dhammaan laamihii kala duwanaa ee soomaaliya si farsamaysan ayuu ku hantiyay isagoo ka faa'iidaystay dayaca ku dhacay laamaha wax soo saarka ee maamulka xamar. Turkigu wuxuu gacanta ku hayaa meelo...
“No body believe, Somaliland Egal international Airport //Hargeisa city
https://youtu.be/YYbH2YNybro?si=2JEIFpaVnk4H3twC
Aqoonyahan Iid Cali Salaan oo ka hadlay xafladii 18-ka May Ee Bristol
Indian goats flown to UAE ahead of Eid Al Adha, prices from Dh800 : although residents are also enquiring about Somali goats..
Indian goats flown to UAE ahead of Eid Al Adha, prices from Dh800 Goats at the Sharjah livestock market in Sajaa ahead of Eid Al Adha. Photo: SM Ayaz Zakir Indian breeds are currently the most preferred among customers, although residents are also enquiring about...
Madaxweyne Cirro Oo Daah Furay
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐎𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐛𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa si rasmi ah u daah-furay Machadka Caalamiga ah ee...
Lord Ashcroft- oo ka yaabay waxa dawladda iyo shicibka Somaliland ay qabsadeen
"Somalia ayaa diidday in diyaaraddii aan saarnaa in ay isticmaasho hawadeeda iyada oo ku sii jeedda Hargeysa, waana caqabad aan la kulmay intii aanan Hargeysa ka degin" Lord Ashcroft, Lord Ashcroft, oo ah Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Xisbiga Muxaafidka ah ee...
Muuqaalkii ciidamada qaranka iyo shalay sidii ay u da’baal degeen
http://youtube.com/watch?v=b-8d4XcHEeA&feature=youtu.be
Khudbadii uu madaxweynaha Somaliland ka jeediyay xuskii 18 May
http://youtube.com/watch?v=0NB0OQ-OjU8&feature=youtu.be
Mashruuca waddada 150-ka ee magaalada Hargeysa baddi ku wareegta waa ……..
Mashruuca waddada 150-ka ee magaalada Hargeysa baddi ku wareegta waa in aan loo soo bandhigin sidii “jid la dhisayo” oo keliya, balse loo bandhigo mashruuc kobcinaya dhaqaalaha magaalada, shaqo-abuurka, caafimaadka bulshada, horumarinaya dhalinyarada, ganacsiga, iyo...






















