Latest News

Maraykanka oo ka walaacsan carqalad ku timaadda wadahadalada Iiraan

Maraykanka oo ka walaacsan carqalad ku timaadda wadahadalada Iiraan

Weerarrada Israa’iil ayaa la fuliyay inkastoo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, uu ka helay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, digniin ah inuusan aargoosan, xilli Trump uu horeba uga caraysnaa in Netanyahu uu iska indhatiray digniino uu uga digayay...

Madaxweyne Cirro oo qaabilay Madaxii Hay’adaha UN-TA ee Somaliland

Madaxweyne Cirro oo qaabilay Madaxii Hay’adaha UN-TA ee Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Madaxii Hay’adaha UN-TA ee Somaliland, Mr. Tedla M.Damte, oo xilka ka sii degaya. Madaxweynaha ayaa masuulkan si weyn ugaga mahad...

Report: Israel expands security cooperation with Somalilan

Report: Israel expands security cooperation with Somalilan

Israel has expanded its security cooperation with  Somaliland, including the training and equipping of security personnel, according to Israeli and British media reports. Israeli state radio reported that security ties between Israel and Somaliland have strengthened...

What is driving renewed violence in Mogadishu?

What is driving renewed violence in Mogadishu?

For the first time in years, Somalis endured a night of gunfire in the capital, Mogadishu, as political factions clashed over an extension of the president's term. International observers have expressed concern, with the US embassy in Mogadishu calling the violence...

Articles

Dalka Somaliland waxa uu noqon doonaa wadanka ugu saamaynta badan

Dalka Somaliland waxa uu noqon doonaa wadanka ugu saamaynta badan

Warbixin caalami ah oo uu baahiyay Kanaalka Horn Vision ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ku tilmaantay mid ka mid ah awoodaha ugu saamaynta badan gobolka Geeska Afrika. Warbixintu waxay iftiimisay in Somaliland ay si isa soo taraysa uga soo muuqanayso khariidadda...

Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora

Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora

Warbixin Somaliland ku Ammaantay Dimuqraadiyadda iyo Horumarka” “The Telegraph: Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora” Hargeysa (Dawan) Warbixin caalami ah oo uu daabacay wargeyska The Telegraph ayaa si weyn u ammaantay nidaamka dawladnimo iyo...

Turkigu waa Maafiya nidaamsan oo qabsatay caasimadii Somalia

Turkigu waa Maafiya nidaamsan oo qabsatay caasimadii Somalia

TURKIGU WAA MAAFIYA NIDAAMSAN OO QABSATAY CAASIMADDII SOMALIYA. Turkigu dhammaan laamihii kala duwanaa ee soomaaliya si farsamaysan ayuu ku hantiyay isagoo ka faa'iidaystay dayaca ku dhacay laamaha wax soo saarka ee maamulka xamar. Turkigu wuxuu gacanta ku hayaa meelo...

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ku guul daraystay in Carabta iyo caalamku

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ku guul daraystay in Carabta iyo caalamku

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ku guul daraystay in carabta iyo caalamka islaamku isku raacaan canbaareeynta Somaliland waxaa canbaareyey maanta Somaliland, Sacuudi Carabiya, Qadar, Jabbuuti, Masar, Urdun, Turkiga, Pakistan, Indonesia, Soomaaliya, Falastiin, Cummaan,...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up