Latest News

Disrupting Iran’s Weapons Procurement

Disrupting Iran’s Weapons Procurement

Disrupting Iran’s Weapons Procurement Press Statement Thomas "Tommy" Pigott, Spokesperson Today, the United States is imposing sanctions on thirteen individuals and entities based in Iran, Belarus, and China, including Hong Kong, that have sought to source and...

Shiidaalka oo markale kor uga kacay dunida

Shiidaalka oo markale kor uga kacay dunida

Qiimaha Shidaalka oo mar kale cirka isku-shareeray Subaxnimada hore ee Khamiista, suuqyada Eeshiya ayaa si degdeg ah uga falceliyay colaadda cusub ee u dhexeysa Maraykanka iyo Iran. Qiimaha shidaalka ayaa kor u kacay wax yar kadib markii la shaaciyay xiritaanka gebi...

Iiraan oo canbaaraysay cuno qabataynta midowga Yurub

Iiraan oo canbaaraysay cuno qabataynta midowga Yurub

Kazem Gharibabadi, ku-xigeenka wasiirka arrimaha dibadda jamhuuriyada Islaamiga ee Iiraan ayaa cambaareeyay cunaqabateenada cusub ee Midowga Yurub ee ka dhanka ah tiro shakhsiyaad Iiraaniyiin ah iyo hay’ado, isaga oo ku qeexay cadaadisyadan been abuur iyo xoog...

Maraykanka oo ka walaacsan carqalad ku timaadda wadahadalada Iiraan

Maraykanka oo ka walaacsan carqalad ku timaadda wadahadalada Iiraan

Weerarrada Israa’iil ayaa la fuliyay inkastoo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, uu ka helay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, digniin ah inuusan aargoosan, xilli Trump uu horeba uga caraysnaa in Netanyahu uu iska indhatiray digniino uu uga digayay...

Articles

Hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen oo soo saaray hanjabaad cusub

Hogaamiyaha Xuutiyiinta Yemen oo soo saaray hanjabaad cusub

Hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa Xuuthiyiinta ee Yemen, cabdulmalik al-Houthi, ayaa ku dhawaaqay in kooxdiisu ay diyaar u tahay "heer kasta oo colaadda ah oo sii kordha" marka la eego xiisadaha ka taagan gobolka. Cabdulmalik al-Houthi ayaa arrintan kaga hadlay khudbad laga...

Dalka Somaliland waxa uu noqon doonaa wadanka ugu saamaynta badan

Dalka Somaliland waxa uu noqon doonaa wadanka ugu saamaynta badan

Warbixin caalami ah oo uu baahiyay Kanaalka Horn Vision ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ku tilmaantay mid ka mid ah awoodaha ugu saamaynta badan gobolka Geeska Afrika. Warbixintu waxay iftiimisay in Somaliland ay si isa soo taraysa uga soo muuqanayso khariidadda...

Somaliland Expands Renewables with Berbera Energy Project

Somaliland Expands Renewables with Berbera Energy Project

Somaliland’s Minister of Energy and Minerals, Eng. Ahmed Jaamac Barre, announced on 25th May 2026 the commencement of a significant $24 million renewable energy expansion project in the coastal city of Berbera. This ambitious undertaking is designed to bolster the...

Israa’iil oo Xamaas ka dishay Laba taliye bil gudaheed

Israa’iil oo Xamaas ka dishay Laba taliye bil gudaheed

Shaqaalaha shirkadda Samsung Electronics ee Kuuriyada Koonfureed ayaa u codeeyay inay aqbalaan heshiis taariikhi ah oo ku saabsan qaybsiga faa’iidada shirkadda. Tobannaan kun oo shaqaale ah oo ka tirsan qaybta samaysa qalabka chips-ka ayaa heli doona gunno sannadle ah...

Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora

Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora

Warbixin Somaliland ku Ammaantay Dimuqraadiyadda iyo Horumarka” “The Telegraph: Somaliland Waxay Leedahay Nidaam Casriya iyo Doorashooyin xora” Hargeysa (Dawan) Warbixin caalami ah oo uu daabacay wargeyska The Telegraph ayaa si weyn u ammaantay nidaamka dawladnimo iyo...

Turkigu waa Maafiya nidaamsan oo qabsatay caasimadii Somalia

Turkigu waa Maafiya nidaamsan oo qabsatay caasimadii Somalia

TURKIGU WAA MAAFIYA NIDAAMSAN OO QABSATAY CAASIMADDII SOMALIYA. Turkigu dhammaan laamihii kala duwanaa ee soomaaliya si farsamaysan ayuu ku hantiyay isagoo ka faa'iidaystay dayaca ku dhacay laamaha wax soo saarka ee maamulka xamar. Turkigu wuxuu gacanta ku hayaa meelo...

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ku guul daraystay in Carabta iyo caalamku

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ku guul daraystay in Carabta iyo caalamku

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ku guul daraystay in carabta iyo caalamka islaamku isku raacaan canbaareeynta Somaliland waxaa canbaareyey maanta Somaliland, Sacuudi Carabiya, Qadar, Jabbuuti, Masar, Urdun, Turkiga, Pakistan, Indonesia, Soomaaliya, Falastiin, Cummaan,...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up