Latest News

Xisbiga Waddani oo kulan la qaatay madax Ingriisa

Xisbiga Waddani oo kulan la qaatay madax Ingriisa

Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Ingiriiska iyo madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka dhawaan dalka ka qabsoomaya iyo xaaladdaha guud ee Somaliland ee...

‘All we ask for is a fair deal’

‘All we ask for is a fair deal’

When we interviewed Ilyas Dawaleh in Washington during the World Bank Spring Meetings, he offered a balanced assessment of his country’s economy. “Touch wood,” he said, “our economy has proved pretty resilient to all these shocks,” referring to the series of global...

Kadhadhka Muuse. Midba Marbu Fashilmaya.

Kadhadhka Muuse. Midba Marbu Fashilmaya.

Kadhadhka Muuse. Midba Marbu Fashilmaya. Kuwii ugu Dambeyey ayaa ku dhamanaya Bishan. Waxwalba u sameyonaya waa doorasho diid. Balse Dadka iyo siyaasiyiinta iska daaye. Waxa fahmey Dhirta iyo ciida fahamtey. Rafaddka Odeyga u dulqaata. Marba meel buu isku qaadaya....

Ninkii toogtay reysal wasaraha Slovakia oo gacanta lagu dhigay

Ninkii toogtay reysal wasaraha Slovakia oo gacanta lagu dhigay

Booliska ayaa xiray tuhmanaha kadib toogashadii reysal wasaaraha ee ka dhacday magaaladabartamaha magaalada Handlova. Weriyaha BBC-da ee deegaanka, Rob Cameron, ayaa sheegay in ilaa iyo hadda warbixinnada la helay ay sheegayaan in ninka weerarka geystay oo 71 jir ah,...

Ethiopia: Drone strikes in Amhara region kill dozens of civilians

Ethiopia: Drone strikes in Amhara region kill dozens of civilians

Ethiopia: Drone strikes in #Amhara region kill dozens of civilians A series of drone strikes last Sunday in the Kawot and Molale districts of North Shewa Zone, Amhara Region, have resulted in the deaths of numerous civilians, according to local residents and...

Why Djibouti’s voice is always heard

Why Djibouti’s voice is always heard

Why Djibouti’s voice is always heard After serving as Prime Minister between 2001 and 2013, Dileita Mohamed Dileita (below) returned to the forefront of the national political scene in March 2023, when he became President of the National Assembly. African Business...

Articles

Guddoomiyaha Shirkadda 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐃𝐮𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲  𝐰𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐥𝐥𝐚𝐧𝐝

Guddoomiyaha Shirkadda 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐃𝐮𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐥𝐥𝐚𝐧𝐝

Guddoomiyaha Shirkadda 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐃𝐮𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐥𝐥𝐚𝐧𝐝. Kulanka ayaa diirada lagu saaray doorka ay ganacsatda soomalidu ka qaadato mashaariicda horumarinta iyo wax yaabaha kale ee muhiimka oo laga...

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil Hargeysa(Qaran news)-Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysanayaasha kala ah 1- Cabdilaahi Aadan Cigaal Ina Safiya Xasan 20 jir ah 2- Cabdiqani Kayse Hayaan ina Aamina Saleebaan 25jir ah , kuwaasi oo...

Warbixin Shaacisay in Cilaaqaadka Somaliland iyo Taiwan Xoogaystay

Warbixin Shaacisay in Cilaaqaadka Somaliland iyo Taiwan Xoogaystay

Warbixin Shaacisay in Cilaaqaadka Somaliland iyo Taiwan Xoogaystay Hargeysa, (Qaran news)-Warbaahinta Global Voice, ayaa wax ka qortay cilaaqaadka isa soo taraya ee u dhexeeya dalalka Somaliland iyo Taiwan oo ay ku tilmaameen in xidhiidhkoodu xoogaystay. Warbixin...

Komishanka oo soo kordhiyay Hantidhawrka Nidaamka Codbixiyeyaasha

Komishanka oo soo kordhiyay Hantidhawrka Nidaamka Codbixiyeyaasha

Komishanka oo soo kordhiyay Hantidhawrka Nidaamka Codbixiyeyaasha Hargeysa(Qarannews)Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa markii ugu horraysay hirgaliyey Hantidhowrka Nidaamka Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha (Biometric Voter Registration Audit System). KDQ isaga...

Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update

Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update

Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MOU) update In his latest interview with BBC Somali today, Dr Essa Kayd, Somaliland’s Minister Foreign Affairs and International Relations, reiterated “the finalization of the MoU is a positive step forward, and any...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up