Latest News
Mushara xisbiga Waddani oo magaaladda Madiina kula kulmay Ardayda xagaasi wax ka barata
Musharaxa xisbiga Waddani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa isaga oo ku sugan magaaladda Madiina ee dalka Sucuudiga waxa uu halkaasi xalay casho sharaf kula qaatay ardayda reer Somaliland ee halkaasi wax ka barta. Hadaba Dr Cabdiraxmaan Cirro oo faah...
Xasuuqii Siyaad Bare Ka Gaystay Somaliland Iyo Duuliyeyaashii Ka Qayb Qaatay Duqayntii Cirka Iyo Kuwii South Africanka Cad Ahaa
Xasuuqii Siyaad Bare Ka Gaystay Somaliland Iyo Duuliyeyaashii Ka Qayb Qaatay Duqayntii Cirka Taariikhdu wax bay hagtaa, dadkuna wuu haybiyaa……Dhacdo kasta oo dunida ka dhacdaa raad ayey ka tagtaa, siiba dhacdooyinka murgada leh ee ay ka mid yihiin Xasuuqa iyo dil...
Hay’adda Dhawrista Tayada oo Wareegto ka soo Saartay Shirkada MH PHARMA UK.
Hay'adda Dhawrista Tayada oo Wareegto ka soo Saartay Shirkada MH PHARMA UK. Hargeysa(Qaran news)-Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL,Summadeeduna Tahay Tix:HDHT/XG/01/2855/2024 kuna Taarikhaysan 28-03-2024وTaaso u dhigan Sidan;...
Xisbiga Waddani oo xukuumadda ku dhaliilay in aanay waxba ka qaban qorshaheedii Beeraha
Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda ku Dhaliilay in aanay waxba ka Qaban Qorshaheedii Beeraha Hargeysa(Qaran news)- Xoghaye ku xigeenka Beeraha ee Xisbiga WADDANI Khaalid Maxamuud Jaamac, ayaa ayaan darro ku tilmaamay in 32 sannadood oo ay Somaliland ahayd qaran madax...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID- Oo Canbaareeyay Dawlada Djibouti
Guddoomiya xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa cambaareeyay mawqifka ay dowlada Jabuuti kaga soo horjeedsatay isfahamka Somaliland iyo Itoobiya. Guddoomiya ayaa qoraal uu ku baahiyay barta X doqoniimo ku tilmaamay hadal uu Wasiirka Arrimaha...
Masuuliyiinta WADDANI oo ka Qaybgalay Tartanka Cirro Cup
Masuuliyiinta WADDANI oo ka Qaybgalay Tartanka Cirro Cup Hargeysa(Qaran news)-Masuuliyiin ka mid ah xisbiga WADDANI ayaa ka qayb galay xidhitaanka tartanka Cirro Cup ee magaalada Ballidhiig ee gobolka Togdheer ka socday. Tartankan oo uu hirgeliyay musharrax madaxweyne...
Daawo Roobab ka da’ay Jabuuti oo khasaare geystay
Jaliyadda Somaliland ee Wales oo casho sharaf ku soo Dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada
Jaliyadda Somaliland ee Wales oo casho sharaf ku soo Dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Hargeysa(Qaran news)-Jaaliyadda Somaliland ee Wales ayaa Afur iyo Casho Sharafeed u samaysay Gudoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuriyada Somaliland Prof. Yassin Haji...
Wasiir ku-xigeenka Arimaha dibada oo Sharraxday Cawaaqib xumada ka dhallan Karta Haddii Caalamku Dayaco Aqoonsiga Somaliland
Wasiir ku-xigeenka Arimaha dibada oo Sharraxday Cawaaqib xumada ka dhallan Karta Haddii Caalamku Dayaco Aqoonsiga Somaliland Wasiir Rooda oo Qoddobaysay Guul-darada ka dhallatay Fikirka ah “Somalia mid ah” Hargeysa(Qaran news):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha...
Aan dib milicsano waayahii fankii iyo laxankii cajiibka ahaa ee Axmed Gacayte
AHUN Axmed Muxumed (Gacayte) Yuusuf (1948-1988) Axmed Gacayte Yuusuf sannadkii 1948 ayuu ku dhashay magaalada Hargeysa, xaafadda xiddigta halkaas ayuu ku kacaamay oo waayihiisii dhallaannimo ku qaatay, kolkii uu hanaqaaday waxa uu waxbarashada ka bilaabay dugsiga...
Emirates denies report of near-miss air collision with an Ethiopian Airlines flight
Dubai: Emirates denied social media reports of a near-miss air collision event with an Ethiopian Airlines flight, the national carrier confirmed late on Wednesday. “Emirates can confirm that there was no instance of an aircraft proximity event compromising the safety...
France Shocked By Viral Speech Of Senegal’s New President!
https://youtu.be/AEJQif_w1-g?si=hOVx7ZFetyrfpeCT
Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Tartamada Ciyaaraha ee Cirro Cup
Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Tartamada Ciyaaraha ee Cirro Cup Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo dhaweeyay tartannada ciyaaraha ee lagu qabtay Gobollada dalka ee uu maalgeliyay Murrashax Cirro. Sidaasna waxa uu...
Africa: Egypt and the Big 5 Dominate Hotel Development in Africa
PRESS RELEASE Egypt and the Big 5 Dominate Hotel Development in Africa The Big 5 global chains – Marriott International, Hilton, Accor, Radisson Hotel Group and IHG Hotels & Resorts – account for 66% of hotels and 71% of rooms in the entire African pipeline Access...
Wasiirka Waxbarashada oo Caddeeyay in Dalka Mareykanku Aqoonsaday Shahaadada Dugsiga sarre ee Somaliland
Wasiirka Waxbarashada oo Caddeeyay in Dalka Mareykanku Aqoonsaday Shahaadada Dugsiga sarre ee Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Aadan Camash Buuxane ayaa saaka hortagey guddida joogtada ah ee golaha guurtida...
Articles
Aan dib milicsano waayahii fankii iyo laxankii cajiibka ahaa ee Axmed Gacayte
AHUN Axmed Muxumed (Gacayte) Yuusuf (1948-1988) Axmed Gacayte Yuusuf sannadkii 1948 ayuu ku dhashay magaalada Hargeysa, xaafadda xiddigta halkaas ayuu ku kacaamay oo waayihiisii dhallaannimo ku qaatay, kolkii uu hanaqaaday waxa uu waxbarashada ka bilaabay dugsiga...
Emirates denies report of near-miss air collision with an Ethiopian Airlines flight
Dubai: Emirates denied social media reports of a near-miss air collision event with an Ethiopian Airlines flight, the national carrier confirmed late on Wednesday. “Emirates can confirm that there was no instance of an aircraft proximity event compromising the safety...
France Shocked By Viral Speech Of Senegal’s New President!
https://youtu.be/AEJQif_w1-g?si=hOVx7ZFetyrfpeCT
Ciidanka Booliska oo Beeniyay War uu Baahiyay TV-ga HCTV
Ciidanka Booliska oo Beeniyay War uu Baahiyay TVga HCTV Hargeysa(Qaran news)- Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu caddaynayaa inuu been abuur yahay muuqaal uu faafiyay Telefishinka Horn Cable TV taariikhdu markii ay ahayd 24-3-2024 kaasi oo ku Xadgudbay Ciidamada...
Xirsi oo soo dhaweeyay go’aan ka soo baxay golaha ammaanka
Guddoomiye Xirsi oo soo Dhaweeyay Go'aan ka soo Baxay Golaha Ammaanka Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo dhaweeyay go'aankii golaha ammaanku ka soo saaray dagaalka Qasa. Sidaasna wuxuu ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook,...
Daawo Sir Mo Farah oo habalyeeyay orod yahanka cusub ee Abdullahi Jama Mohamed
Abdullahi Jama Mohamed Waxa Hambalyayna Mo Farah oo tilmaamey inuu yahey ninka bedelaya Orodyahankii #Abdi_Bile_Abdi muddo ku dhow...
Guddoomiyaha SONSAF oo Sheegay in Isafgaradka Xisbiyadu Somaliland u Jihaynayaan Hirgelinta Doorashooyinka
Guddoomiyaha SONSAF oo Sheegay in Isafgaradka Xisbiyadu Somaliland u Jihaynayaan Hirgelinta Doorashooyinka Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Dallada Ururrada bulshada rayidka ah èe SONSAF, Anwar Cabdiraxmaan Warsame, ayaa soo...
Africa: Afreximbank, Cassa Depositi e Prestiti S.p.A (CDP) sign Memorandum of Understanding (MoU) for €200-million facility to support food security interventions across Africa
The financing will support the Bank’s interventions in food security and climate smart agriculture; The two also signed an MoU to enhance cooperation between Italian and African companies. Cassa Depositi e Prestiti S.p.A (CDP) Italy, the official Italian financial...
Somaliland Weligeed kamuu dhicin oo way ka Caagan Tahay Falalka Budhcad Baddeeda
"Somaliland Weligeed kamuu dhicin oo way ka Caagan Tahay Falalka Budhcad Baddeeda" Wasiir Cali Mareexaan Hargeysa (Qaran news)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Xasan Maxamed...
Shir lagu Falanqeynayo Adkeynta Amniga oo lagu Qabtay D/Hoose Hargeysa
Shir lagu Falanqeynayo Adkeynta Amniga oo lagu Qabtay D/Hoose Hargeysa Hargeysa(Qaran news)-Dowlada hoose ee caasimada Hargeysa, gaar ahaan waaxda nabadgelyada ayaa soo qaban qaabisay shir lagu falanqeeyay sidii xal waara looga gaadhi lahaa aafada maandooriyaha kala...
Sheekh Dirir Oo Shaaciyay in aan la cuni karin Lacagaha laga sameeyo Baraha bulshadda
Hargeysa(Qaran news)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa sheegay in aan waxna laga cuni karin, isla markaana aan laga cibaadeysan karin lacagaha laga sameeyo baraha bulshada, isaga oo sabab uga dhigey, haddii waxa labaahinaya aanu ahayn wax saxa xayeysiis xaaran...
If oil disappeared tomorrow (By HE Haitham Al Ghais)
JOHANNESBURG, South Africa, March 24, 2024/ -- By HE Haitham Al Ghais, OPEC Secretary General. If oil disappeared tomorrow, there would be no more jet fuel, gasoline or diesel. Internal combustion engine automobiles, buses, trucks, lorries and coaches would be...
Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?
Dabley hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday hoolka bandhig faneedka oo ku yaalla magaalada Moscow, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan lixdan qof in ka badan boqol qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen laamaha ammaanka ee Ruushka. Ugu yaraan afar weeraryahan...
Guddida Isku Dubo-ridka Heshiiska Somaliland iyo itoobiya oo la Kulmay Bahda Saxaafadda Somaliland
Guddida Isku Dubo-ridka Heshiiska Somaliland iyo itoobiya oo la Kulmay Bahda Saxaafadda Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Guddida farsamo ee madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland u igmaday iskuduba ridka heshiiskii isfaham ee dhawaan dhex maray waddamada Somaliland iyo...
Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI
Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI Hargeysa(Qaran news)-Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE iyo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Hargeysa galabta. Kulanka oo ahaa casuumad Afur ah uu...
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey