Latest News

Ciidanka Booliska oo soo qabtay Askari qof ku dilay Berbera

Ciidanka Booliska oo soo qabtay Askari qof ku dilay Berbera

Ciidanka Booliska oo soo Qabtay Askari qof ku Dilay Berbera Hargeysa(Qaran news)- Ciidamada Booliska JSL , garahaan Qaybta Gobalka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay edeysane K/ koobaad Rooble Xasan Gadiid oo 52 jir ah , kaasi ku eedaysan inuu dilay Marxuum Khaalid...

Wakaaladaha Biyaha oo shir la yeeshay Wasiirka Biyaha

Wakaaladaha Biyaha oo shir la yeeshay Wasiirka Biyaha

Wakaaladaha Biyaha oo shir la yeeshay Wasiirka Biyaha Hargeysa(Qaran news)-Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Waxa ka qabsoomay kulankii Wakaaladaha dalka. Wasiirka Wasaaradda Horumarintakhayraadka Biyaha Dr Sulayman Yusuf Cali koore oo ay...

Murashax Cirro oo Gurigiisa ku Qaabiley Suldaan reer Gabiley ah

Murashax Cirro oo Gurigiisa ku Qaabiley Suldaan reer Gabiley ah

Murashax Cirro oo Gurigiisa ku Qaabiley Suldaan reer Gabiley ah Hargeysa(Qaran news)-Musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa galabta hoygiisa booqasho iyo salaan ugu tagay Suldaan Xasan Suldaan Nuur Askar....

Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Furay Shir ku saabsan Xogta Electoroiniga ah

Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Furay Shir ku saabsan Xogta Electoroiniga ah

Wasiirka Isgaadhsiinta oo Furay Shir ku saabsan Xogta Electoroiniga ah Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr. Ahmed Yusuf Idiris oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Yusuf Warsame Xasan ayaa daah-furay...

Articles

An East African Port Deal the World Should Applaud

An East African Port Deal the World Should Applaud

Many countries’ skepticism of a recently announced deal that gives Ethiopia naval basing rights in exchange for recognizing Somaliland’s independence is misguided. While the pact has stirred consternation, especially in Somalia (which claims Somaliland as part of its...

Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen

Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen

  Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen Taez (Yemen) (AFP) – Months of missile attacks across the Red Sea are casting a shadow over Ramadan in war-torn Yemen, contributing to rising prices as many struggle to afford the holy month's traditional...

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark Hargeysa(Qaran news)-Agaasimada Guud ee Wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac oo ay Weheliyaan qaar ka mida Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa Xafiiska Agaasimaha Guud ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska 𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬(Qaran news) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo safar shaqo ku joogga wadanka Faransiiska, gaar ahaam magaaladda Caasimadda ah ee...

Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay

Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay

Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay Hargeysa(Qaran news)- Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu bulshada u caddaynayaa inuu gacanta ku hayo eedaysane Axmed Ibraahim Muxumed 40jir ah oo saaka ku jiidhay degmada Gacmo-dheere ee Magaalada Hargaysa...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up