Latest News

The Eastern African Association’s Diamond Jubilee

The Eastern African Association’s Diamond Jubilee

LONDON, United Kingdom, April 17, 2024/ -- For 60 Years, the Eastern Africa Association (EAA) (www.EasternAfricaAssociation.org) has been at the forefront of promoting trade and investment between the UK and East Africa through networking events, information sharing,...

Ceel biyood laga hirgalinayo Sallaxley oo la dhagax dhigay

Ceel biyood laga hirgalinayo Sallaxley oo la dhagax dhigay

Ceel Biyood laga hirgalinayo Sallaxley oo la Dhagax Dhigay Hargeysa(Qaran news)-Wasiirrada wasaaradaha biyaha iyo caafimaadka iyo qorshaynta Qaranka, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Xasan Cali Maxamed Gaafaadhi iyo Axmed Maxamed Diiriye Toorno, ayaa si wada jira u...

Xisbiga Waddani oo la kulmay Danjire ka socday Sweden

Xisbiga Waddani oo la kulmay Danjire ka socday Sweden

Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Xoghayaha xisbigaasi ayaa kulmay danjiraha Sweden u fadhiya Soomaaliya oo socdaal ku yimid Somaliland. "Waxa aannu maanta la kulannay safiirka Sweden Mr. Joachim Waern oo uu wehelinayay Mr....

Wasiirka Waxbarashada oo Kormeeray Dugsiga Sh. Cali Jowhar

Wasiirka Waxbarashada oo Kormeeray Dugsiga Sh. Cali Jowhar

Wasiirka Waxbarashada oo Kormeeray Dugsiga Sh. Cali Jowhar Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo sayniska Somaliland Dr. Axmed Aadan Buuxane ayaa kormeer ku tagay dugsiga sare ee Sheekh Cali Jowhar, ee magalada Boorama ujeedka kormeerka wasiirka...

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Ayadoo kulayl aad u daran uu ka jiro deegaannada Soomaalida ee bariga Afrika ayaa wararka ka imaanaya magaalada Godey ee dawlad deegaanka Soomaalida waxay sheegayaan in uu khasaare nafeed gaystay heerkulkaas todobaadyadii u dambeeyey sare u sii kacayey. Sida uu...

Guddoomiye Xirsi oo la Kulmay Urur Dhallinyaro

Guddoomiye Xirsi oo la Kulmay Urur Dhallinyaro

Guddoomiye Xirsi oo la Kulmay Urur Dhallinyaro Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan ayaa kulan la qaatay hogaanka ururka Dhallinyarada MIDEEYE oo ka mid ah ururrada ugu balaadhan deegaannada Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa. Kulankan oo...

Articles

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran iyo In Doorashadda Madaxtoyadda iyo Ururaddu ey dalka ka dhacdo. 13NoV2024. Wuuna ku guuleystey inuu Xisbiyada Qaranka ka odayeyo. Si la isula fahmo. Loona meel mariyo xeerarka Doorashoyinka ee Labadda Gole...

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Ayadoo kulayl aad u daran uu ka jiro deegaannada Soomaalida ee bariga Afrika ayaa wararka ka imaanaya magaalada Godey ee dawlad deegaanka Soomaalida waxay sheegayaan in uu khasaare nafeed gaystay heerkulkaas todobaadyadii u dambeeyey sare u sii kacayey. Sida uu...

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal C. Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Soomaaliya in aanay dawladi u hirgalaynin ilaa ay fuliyaan qoddobo uu si gaar ah ugula taliyay. Sidaasna wuxuu ku...

Somaliland Needs Imaginative Generation.

Somaliland Needs Imaginative Generation.

Until people generate new ideas in their minds and ask themselves questions of how, why, what, when, and where, they cannot develop new ways of doing things and dealing with the problems that life throws at them. If people cannot imagine, how can they learn and...

Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay cida ka danbaysay

Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay cida ka danbaysay

Xaaska Marxuum C/naasir Dahable oo si arxan darro ah loogu dilay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa sheegtay in Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya. Ahmed Mallin ayaa ka dambeeyay dilka ninkeeda. Sida ay sheegtay Dr. Sucaad, Cabdinaasir waxa uu...

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa Hargeisa (Qaran news)-The Commander of the Police of the Republic of Somaliland, Sergeant Mohamed Saqadhi, today inspected the market in Hargeisa. Commander Saqadhi urged the businessmen to cooperate with the police force...

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga ee Nootaayooyinka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirrada Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Horumarinta Maaliyadda JSL Md. Saleebaan Warsame Guuleed iyo Dr. Sacad Cali Shire ayaa xalay [07 April, 2024] magaalada Hargaysa ka daah-furay Nidaamka...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up