header image
Audio News Links
BBC Somali 04:00-04:30
BBC Somali: 11:00-11:10
BBC Somali 14:00-15:00
BBC Somali: 18:00-18:30
Idaacada VOA Galabnimo
Idaacda VOA Fiidnimo
Radio and TV Djibouti
BBC Radio 4 (FM)
BCGI France Radio
Radio Netherlands
kaah business center Harg.
Kaah
AN-Nuur Academy
Ka qayb qaado
Main Menu
Home
English News
Audio Links
Advanced Search
About Us
Boga Tacsiyaha
Articles
Hambalyo,Hambalyo

Banner .

Banner
Somaliland & Other Links
Asarda
Adosom
Afnugaal
Aftahan
Allaybaday
Awdal News
Allgaracad
Almis Studio
Alhidaaya
American Chronicle
Amiin Aamir
AOSAD.Org
Badarwanaag News
Baadiye
Biyokulule.
Berberalg
BoramaNews
Burao Online
Channel 4-News
Chatham House
Conservative Europe
Dayniile
Daryeel
Dalxiis
Dhahar
Dhacdooyinka
Dhambaal News
Djibouticentre
Djiboutination
Djiboutinet
Djibouti Talk
Gobaysane
Gabileynet
Gabooyenews
Garowe
Goljano
Golaha Guurtida
Golisnews
Hadhwanaag News
Halgan News
Harowo
Hiiraan
Hormood News
Hornafrik
Iftiinka-aqoonta
Ilaqosal
Islamic F.& Banking
Islamictube.net
Jidbaale
Jobs
Kaah Property
Longlive Somaliland
Laasqoray
Lughaya
Maandeeq News
Monstersandcritics
Maaryaa
Maroodijeex
Nageeyenews
Msnbc
Oodweyne News
Qaran News
Ramaasnews
Redcross
Riinji
Redsea-online
Russia Today
Somalilandnation
Somalilandembassy
Statbrain
Sallaxley News
Saylac
Sanaag.org
Salalnews
Saraarnews
Saaxil.net
SomalilandEdu.
Somaliland Press
Somaliland Patriots
Somalilandprofessionals
Somalilandpower
Somalilandembassy
Somaliland Consultancy
Somalilandfuture
Somaliland Times
Somalilandnet
Somaliland.org
Somalilandtalk
Somalilandgov.
Somalilandtoday
Somalilandcenter
Somalilandadvice
Somalilandnews
Somaliland Info
Somalilandvoice
Shaaciye
Shabellenet
Sooyaal
Somaliweyn
Somalibooks
Somalifans
SDWO
UNPO
Togdheer News
Togaherer
The Somali Voice
TV. Somaliland Europe
Tjfengcai
Togdheersports
Tvsallaxley
Waaheen
Waagacusub
Waridaad
Waryatv
Warjire
Widhwidh
Wardheernews
Wargayska Maandeeq News
Wargayska Geeska Africa
Wargayska Haatuf News
Wargayska Jamhuuriya
Xogta
Newspapers
AFP
Aljazeera
AP
Alquds
Asharqalawsat
AME Info
African Colours
Business Week
BBC News Technology
China Daily
Dutch News in English
Djibouti Newspaper
Ethiopia Daily
Echo News
France Daily
Jimma Times
Economist
German Times
Gulf Times
Globeandmail
Hoovers
Herald Tribune
Irish Times
Kenya Times
Tanzania and Zanzibar Newspapers
Uganda Newspapers
South Africa Newspapers
Saudi News (English)
Star-telegram
SKY News
Mirror
National Post
Reuters
The New York Times
The Independent
The Economic Times
Tehran Times
The Times Of India
Turkish Weekly
Telegraph
Nos.NL
Washingtonpost
World Politics Review
Welthungerhilfe
The Guardian
Home arrow NEWS arrow NEWS arrow Guddoomiyaha Guurtida oo Markii ugu Horreysay ka Hadlay Dhexdhexaadinta Khilaafka KULMIYE
Guddoomiyaha Guurtida oo Markii ugu Horreysay ka Hadlay Dhexdhexaadinta Khilaafka KULMIYE PDF Print E-mail
Written by Qarannews   
Sep 05, 2008 at 04:10 PM

Hargeysa (Qarannews)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidaa Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-gaal), ayaa markii u horreysay caddeeyey in aanay jirin wax waanwaan oo uu ku dhexdhexaadinayo labada dhinac ee xisbiga KULMIYE ee khilaafku u dhexeeyo, balse waxa uu xusay in arrinta dhexdhexaadinta uu gali doono haddii dhinacyada KULMIYE ka dalbadaan.

Md. Saleebaan Maxamuud Aadan oo Jamhuuriya xalay khadka telefoonka kula xidhiidhay si aannu wax uga waydiino qorshaha la sheegay inuu ku damacsan yahay sidii uu waanwaan uga dhex bilaabi lahaa garabyada is khilaafsan ee KULMIYE iyo hawshaas inuu galayo, waxa uu sheegay in ilaa hadda aannu wax waanwaan ah bilaabin, haddiise laga codsado uu diyaar u yahay in isu soo dhawayn ka dhex bilaabo xisbiga KULMIYE.

Isaga oo Guddoomiyuhu arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi; “Waan-waan aan ka dhex wado KULMIYE dhexdiisu ma jirto, hawshaana maan galin cidna iilamay iman qorshaha lagu dhexdhexaadinayo KULMIYE oo marka wax laguula yimaaddo ayaa tallaabo la qaadaa, laakiin haddii la iila yimaado waan galayaa, KULMIYE waa xisbi qaran, waanna la dhexdhexaadin karaa oo waanwaan waa laga dhex bilaabi karaa.”

Khilaafka culus ee u dhexeeya labada dhinac ee xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE oo ay kala hoggaaminayaan Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaan ilaa hadda si rasmi ah loo ogayn cid waanwaan lagu xallinayo khilaafka taagan ka dhex wada, laakiin waxa jira wada hadalo xisbiga dhexdiisa ah oo socda, kaas oo la doonayo in masuuliyiinta sare ee KULMIYE ku soo afjareen khilaafka u dhexeeya oo haddii aan la soo gunaanadin dhaawac u geysan kara sumcadda xisbiga.

 

Source Jamhuuriya

Last Updated ( Sep 05, 2008 at 04:16 PM )
<Previous   Next>

QRNFM

Shiraaqle Supermarket

 

Google

Banner

World Time
Location
Who's Online
We have 321 guests online