Latest News
Xisbiga Waddani oo booqday deegaano ka mid ah Saaxil iyo Hargeysa
Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani ayaa kulan balaadhan la yeeshay cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda degaannada Berbera, Sh Abdaal, Dacarbudhuq, Jaleelo ilaa Hargeysa. Waftigani balaadhan ayaa waxa hor kacaayay oo hogaaminaayay gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane...
Africa: The Islamic Development Bank Group Business Forum “THIQAH” and the Federation of Saudi Chambers (FSC) sign a memorandum of understanding to enhance business and investment opportunities
PRESS RELEASE The Islamic Development Bank Group Business Forum “THIQAH” and the Federation of Saudi Chambers (FSC) sign a memorandum of understanding to enhance business and investment opportunities The main objective of the MOU is to exchange investment...
Maxaa ku dhici kara bulshada ay Soomaalidu ka mid tahay ee haysata baasaboorka Itoobiya kadib xayiraadda Midowga Yurub?
Midowga Yurub ayaa Isniintii ku dhawaaqay inay adkeynayaan shuruudaha fiisaha ee dadka ka imaanaya Itoobiya, iyagoo ku eedeeyay dowladda dalkaas inay ku guuldareysatay inay iska kaashadaan sidii ay dib ugu soo celin lahayd muwaadiniinta lagu helay inay si sharci-darro...
Africa: Islamic Development Bank Institute (IsDBI) Issues Annual Report Highlighting Innovative Solutions for Islamic Finance and Development
Islamic Development Bank Institute (IsDBI) (https://IsDBInstitute.org) has issued its Annual Report for the year 2023, showcasing its activities and accomplishments in Islamic finance transformation and creative solutions for sustainable development. The report was...
Balan qaadkii Muuse Biixi ee Beenoobay doorashadaii 2017-kii
Cabdinaasir Deeq Shugri
Ninka Reer Gabiley ah ee diyaar u ah in uu igu qanciyo in #Kulmiye Gabiley wax u qabtay, in uu fagaare nagula doodo ayaan diyaar u nahay.
Ninka Reer Gabiley ah ee diyaar u ah in uu igu qanciyo in #Kulmiye Gabiley wax u qabtay, in uu fagaare nagula doodo ayaan diyaar u nahay. Gabiley odayadeedu laba codsi oo ay Dawlada Kulmiye Iyo @musebiihi 10 jeer waydiisteen, #Siilaanyo waydiisten, ololayaashii loo...
A delegation from the University of Stavanger in Norway was welcomed to Somaliland
This delegation came to the country in full cooperation and cooperation with the universities of Gollis and Hargeisa, which aims to exchange knowledge, cooperation and cooperation between the three universities of Gollis, Hargeisa and Stavanger. The President of...
Wadamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo ka soo hor jeedsaday heshiiska dawladaha Somaliland iyo Itoobiya
Wadamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo dowladda Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiiskii is-afgarad ee ay Itoobiya la gashay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland. Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta,...
Africa: International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Advances Global
Africa: International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Advances Global Economic Integration through Strategic Partnerships at the 49th Islamic Development Bank (IsDB) Group Annual Meetings During the third day of the 49th IsDB Annual Meetings, the...
Masuuliyiinta xisbiga Waddani ee Awdal oo ka qayliyay xubin laga xidhay daawo
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiinta Ururka SOLJA
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiinta Ururka SOLJA. 30/04/2024-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa salaasada maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiinta...
Maayarka magaaladda Hargeysa oo saxaafda la hadlay daawo
Itoobiya iyo Somaliland ayaa la filayaa inay dhamaystiraan heshiiska bilaha soo socda ka dib MOU
Itoobiya iyo Somaliland ayaa la filayaa inay dhamaystiraan heshiiska bilaha soo socda ka dib MoU Masuuliyiinta Somaliland iyo dawladda Itoobiya ayaa ku dhow inay dhamaystiraan heshiis keeni kara in Itoobiya ay saldhig ciidan ka samaysato xeebaha Somaliland, isla...
Daadad sababay dhimashada afar qof oo ka dhacay Addis Abeba
Gudiga ka hortaga khatarta dabka iyo masiibooyinka ayaa sheegay in afar qof ay ku naf waayeen daadad saaka ka dhacay deegaanka Weregenu oo ka tirsan degmada #Bole ee degmada 11 ee magaalada Addis Ababa. Dhacdadan nasiib darrada ah ayaa dhacday ka dib roobab mahiigaan...
Xildhibaan Tim Loughton oo u ololeeya qadiyada Somaliland oo loo diiday in uu galo Djibouti UK Loo Mustaafuriyay
Xildhibaan ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska ayaa sheegay in laga celiyay safar uu ku tagay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee dalka ku yaalla bariga Afrika uu la leeyahay Shiinaha. Tim Loughton, oo ah xildhibaanka laga soo doorto East...
Articles
Africa: Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) Annual Report 2023 Highlights Robust Growth and Expansion Amid Global Challenges
PRESS RELEASE Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) Annual Report 2023 Highlights Robust Growth and Expansion Amid Global Challenges ICIEC’s cumulative insured business surpassed USD 108...
Sawirka Todobaadka: U diyaar garowga xaflada 18 May iyo Muj. Ahmed Jawhari
Sawirka Todobaadka: U diyaar garowga xaflada 18 May iyo Muj. Ahmed Jawhari Mid ka mid ah halgamayaashii xoriyada keenaya gaar ahaan garabkii siyaasada ee ka hawl gali jiray UK - iyo gudaha dalkaba. Shaqsi ka soo qayb qaatay nabadayntii dalka iyo dib u dhiskii nidaamka...
Africa: Memorandum of Understanding Signed Between THIQAH and WAIPA to Boost Business and Investment Opportunities
PRESS RELEASE Memorandum of Understanding Signed Between The Islamic Development Bank Group Business Forum (THIQAH) and World Association of Investment Promotion Agencies (WAIPA) to Boost Business and Investment Opportunities The agreement underscores the shared...
Wariye Raage Omaar oo xaaladiisu fiicantahay kana baxay cisbatalka
Weriyaha ITV News Raage Omaar ayaa hadda ka soo kabanaya xaaladdii caafimaad ee ku timid isaga oo si toosa u tabinaya wararka. Sida laga soo warbaahinta ITV Raage ayaa hadda ku sugan gurigiisa ka dib markii laga soo saaray isbitaalka oo lagu soo dabiibiyay. Wuxuuna...
Africa enters epic global Artificial Intelligence (AI) innovation race, joining world’s tech capitals as an epicentre for digital advancement
PRESS RELEASE Africa enters epic global Artificial Intelligence (AI) innovation race, joining world’s tech capitals as an epicentre for digital advancement AI Everything Expo by GITEX AFRICA 2024 centres world’s attention on continent’s booming US$17 billion AI...
Africa: International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Signs Multiple Agreements with Member Countries and Strategic Partners
PRESS RELEASE International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Signs Multiple Agreements with Member Countries and Strategic Partners Agreements Signed on the Sidelines of the 2024 Islamic Development Bank Group (IsDB) Annual Meetings RIYADH, Saudi Arabia, April...
Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa
Dawladda Hoose ee uu hoggaaminaayo Mayor Mooge wax badan oo horumar lagu faano oo la mahadiyey ayey ku qabatay muddo yar. Waana abaal reer Hargeysa ay laabta ku hayaan. Waxa iyana muhiim ah in kol walba mudnaata kowaad la siiyo dadka degan iyo kuwa ka ganacsda goobta...
Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo la kulmay qaar ka.mid ah dadweynaha caasimadda
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno ka mid ah xisbigaasi ayaa maanta kulan salaan ah la yeeshay qaar ka mid dadweyanaha ku fhaqan bariga caasimada Somaliland ee Hargeysa. Guddoomiyaha iyo dadweynaha ayaa is xog waraystay iyaga oo isla...
Somaliland government will continue bolstering further bilateral relations with Ethiopia, says Information Minister
The government of Somaliland has not always been bolstering its relations with its neighbouring country of the Federal Republic of Ethiopia, but is convicted to fortify them in as far as the economic, stability, security and bilateral relations are concerned. The...
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah Hargaysa (Qaran news)-Kal-fadhigii 84aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa saaka ka furma xarunta golahaasi,furitaanka kal-fadhigan ayaa waxaan shir-gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad...
Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?
Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Cabdikariim Axmed (Mooge) iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo dad badan oo taageerayaal ah ku leh baraha bulshada oo ay kasbadeen wakhtigii ololaha doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland sanadkii...
The countries that support Somaliland in the elections have welcomed the election
The countries of the European Union and the UK have welcomed the decision made for the elections to be held in Somaliland. A summary of their joint statement reads as follows
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe.
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe. Marka hore labadan erey waa isku macne oo hadii qof lagu tilmaansado waa dhaliil adag, waxaana loo jeedaa wax...
Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi
Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi Aan ku bilaabo’e: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu uu saxeexay warqaddii ugu muhiimsanayd ee dhammaadka muddo xileedkiisa, waa warqaddii in doorasho loo dareero. Haaaaa, halkaa waxa ku soo dhammaanaya 7 sanadood oo Muuse hayey...
Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo Saylaci
Hargeisa,(Qaran news)- Waxa dibada u soo shaac baxay khilaaf mudo dheer huursanaa oo u dhaxeeyay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa mr Cabdiraxmaan Saylici. Khilaafkani waxa ay sheegayaan dad ku dhow dhow Saylici in uu ka soo bilaabmay hanka Saylaci ee ahaa in...
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey