Latest News

The Somali Civil Aviation Authority released a statement

The Somali Civil Aviation Authority released a statement

The Somali government, especially the Civil Aviation Authority, has admitted that the Republic of Somaliland has completely taken over its airspace. In a letter sent by Notam to the international airlines, they said that they have been taken over by the Air Authority...

Xisbiga Waddani oo booqday deegaano ka mid ah Saaxil iyo Hargeysa

Xisbiga Waddani oo booqday deegaano ka mid ah Saaxil iyo Hargeysa

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani ayaa kulan balaadhan la yeeshay cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda degaannada Berbera, Sh Abdaal, Dacarbudhuq, Jaleelo ilaa Hargeysa. Waftigani balaadhan ayaa waxa hor kacaayay oo hogaaminaayay gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane...

Articles

Wariye Raage Omaar oo xaaladiisu fiicantahay kana baxay cisbatalka

Wariye Raage Omaar oo xaaladiisu fiicantahay kana baxay cisbatalka

Weriyaha ITV News Raage Omaar ayaa hadda ka soo kabanaya xaaladdii caafimaad ee ku timid isaga oo si toosa u tabinaya wararka. Sida laga soo warbaahinta ITV Raage ayaa hadda ku sugan gurigiisa ka dib markii laga soo saaray isbitaalka oo lagu soo dabiibiyay. Wuxuuna...

Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa

Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa

Dawladda Hoose ee uu hoggaaminaayo Mayor Mooge wax badan oo horumar lagu faano oo la mahadiyey ayey ku qabatay muddo yar. Waana abaal reer Hargeysa ay laabta ku hayaan. Waxa iyana muhiim ah in kol walba mudnaata kowaad la siiyo dadka degan iyo kuwa ka ganacsda goobta...

Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?

Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?

Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Cabdikariim Axmed (Mooge) iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo dad badan oo taageerayaal ah ku leh baraha bulshada oo ay kasbadeen wakhtigii ololaha doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland sanadkii...

Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi

Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi

Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi Aan ku bilaabo’e: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu uu saxeexay warqaddii ugu muhiimsanayd ee dhammaadka muddo xileedkiisa, waa warqaddii in doorasho loo dareero. Haaaaa, halkaa waxa ku soo dhammaanaya 7 sanadood oo Muuse hayey...

Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo  Saylaci

Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo Saylaci

Hargeisa,(Qaran news)- Waxa dibada u soo shaac baxay khilaaf mudo dheer huursanaa oo u dhaxeeyay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa mr Cabdiraxmaan Saylici. Khilaafkani waxa ay sheegayaan dad ku dhow dhow Saylici in uu ka soo bilaabmay hanka Saylaci ee ahaa in...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up