Latest News
Xildhibaan Tim Loughton oo u ololeeya qadiyada Somaliland oo loo diiday in uu galo Djibouti UK Loo Mustaafuriyay
Xildhibaan ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska ayaa sheegay in laga celiyay safar uu ku tagay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee dalka ku yaalla bariga Afrika uu la leeyahay Shiinaha. Tim Loughton, oo ah xildhibaanka laga soo doorto East...
Midowga Yurub ayaa si ku meel gaadh ah u hakiyay fiisaha gelitaanka muwaadiniinta Itoobiya
Midowga Yurub ayaa si ku meel gaadh ah u hakiyay fiisaha gelitaanka muwaadiniinta Itoobiya, sababtuna waxay tahay 'dowladda wadashaqeyn hoose' Addis Ababa (Qaran news)-Golaha Midowga Yurub ayaa maanta go'aamiyay "in si ku meel gaar ah loo joojiyo qaybo ka mid ah...
Senatar Maraykan ah oo ku booriyay maamulka Biden inuu la macaamilo Somaliland
Senatar Maraykan ah oo ku booriyay maamulka Biden inuu la macaamilo #Somaliland, ayuu yidhi siyaasadda "Soomaaliya oo keliya" ma aha mid xaqiiqada ka tarjumaysa. Hargeisa,(Qaran news)- Senator Jim Risch, oo ah xubin sare oo ka tirsan Guddiga Xidhiidhka Dibadda ee...
Guddoomiyaha garabka dhallinyarada Maroodi-jeex ee xisbiga Waddani oo garoin u diraya…
Dowladda Ireland oo ku dhawaaqday war aan u waanagsanayn magan galyo doonka Soomaalidu ka mid tahay
Raysal wasaaraha Ireland Simon Harris, ayaa ka codsaday wasiirka cadaaladda dalkaas inuu golaha wasiirada hor keeno sharci dadka magan galya doonka ah ee horay ugu yimi UK dib loogu celin karo dalkaas. Wasiirka cadaaladda Ireland Helen McEntee, ayaa sheegay in...
Africa Data Centres debuts ADC Channel programme
If you cannot read that message click here. APO Group content is copyright free and can be republished at will. Africa Data Centres PRESS RELEASE Africa Data Centres debuts ADC Channel programme This programme is designed to establish colocation and ecosystem...
Daawo Xoghayihii Guud ee urur siyaasadeedka Mideeye ayaa si rasmi ah ugu soo Biiray Xisbiga Waddani
Xoghayihii Guud ee urur siyaasadeedka Mideeye ayaa si rasmi ah ugu soo Biiray Xisbiga WADDANI. Waxa xisbiga ku soo dhaweeyay Musharraxa madaxweyne kuxigeenka ee xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Cali Cabdi oo ay weheliyaan gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee...
Somaliland Police Chief visited the Ethiopian Federal Police University
Somaliland Police Chief, Sergeant Adan Mohamed Saqadhi visited the Ethiopian Federal Police University, and first of all he and the Ethiopian Federal Police Commissioner Commissioner General Demelashe G/Mechiel greeted members of the Ethiopian Police Force. 26-4-2024...
Africa: Kenyan Farmers Get Fertilizer Boost with $2 million Africa Fertilizer Financing Mechanism Credit Guarantee
PRESS RELEASE Kenyan Farmers Get Fertilizer Boost with $2 million Africa Fertilizer Financing Mechanism Credit Guarantee The Mechanism will provide a $2 million partial trade credit guarantee and a grant of $219,000 to Apollo Agriculture Limited, a Kenyan corporation,...
Xisbiga Waddani oo xarunta dhexe ku qaabilay dhalinyaro
Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md Khadar Xuseen Cabdi ayaa xarunta dhexe ee xisbiga ku qaabilay hogaanka Madasha Dhallinyarada CAYNAAN (Hargeysa), oo ah madal wada shaqayn la leh xisbiga WADDANI. Waxa sidoo kale munaasibadda goob joog ka ahaa Agaasimaha Xarunta...
Maxaa ka soo kordhay xaalada caafimaad ee wariye Raage Omaar?
Weriyaha ITV News Raage Omaar ayaa hadda ka soo kabanaya xaaladdii caafimaad ee ku timid isaga oo si toosa u tabinaya wararka. Sida laga soo warbaahinta ITV Raage ayaa hadda ku sugan gurigiisa ka dib markii laga soo saaray...
Somaliland police chief visited Ethiopia
Somaliland Police Chief Sergeant Mohamed Adan Saqadhi went on a business trip to Ethiopia where he met his Ethiopian counterpart General Demelashe G/Mechiel. The purpose of this trip was that the two sides discussed security cooperation and the strengths of the two...
Wariyaha caanka ah ee Raage Omar oo xaalad caafimaad loo dhigay cisbatalka
https://youtu.be/lqo_JvXYOO8?si=GMSJB9jtY-f5JQqx
Maxkamad go’aamisay in aan la is qabi karin jacayl la’aan, lamaanena kala furtay
Maxkamad ku taalla magaalada Nakuru ee dalka Kenya ayaa sheegtay in jacaylka iyo rabitaanka niyadeed ee ku xiriira marka laga hadlayo dhanka guurka ay noqonayso sabab ku filnaan karta in uu furriin dhaco. Xaakim Samuel Mohochi ayaa xukunkan gaaray, mar uu...
Barnaamij gaar ah gudoomiyaha shirkadda Dahabshiil oo ka hadlaaya xasuusta yaraantii….
HALKANI RIIX SI AAD U DAAWATID
Articles
Africa enters epic global Artificial Intelligence (AI) innovation race, joining world’s tech capitals as an epicentre for digital advancement
PRESS RELEASE Africa enters epic global Artificial Intelligence (AI) innovation race, joining world’s tech capitals as an epicentre for digital advancement AI Everything Expo by GITEX AFRICA 2024 centres world’s attention on continent’s booming US$17 billion AI...
Africa: International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Signs Multiple Agreements with Member Countries and Strategic Partners
PRESS RELEASE International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Signs Multiple Agreements with Member Countries and Strategic Partners Agreements Signed on the Sidelines of the 2024 Islamic Development Bank Group (IsDB) Annual Meetings RIYADH, Saudi Arabia, April...
Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa
Dawladda Hoose ee uu hoggaaminaayo Mayor Mooge wax badan oo horumar lagu faano oo la mahadiyey ayey ku qabatay muddo yar. Waana abaal reer Hargeysa ay laabta ku hayaan. Waxa iyana muhiim ah in kol walba mudnaata kowaad la siiyo dadka degan iyo kuwa ka ganacsda goobta...
Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo la kulmay qaar ka.mid ah dadweynaha caasimadda
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno ka mid ah xisbigaasi ayaa maanta kulan salaan ah la yeeshay qaar ka mid dadweyanaha ku fhaqan bariga caasimada Somaliland ee Hargeysa. Guddoomiyaha iyo dadweynaha ayaa is xog waraystay iyaga oo isla...
Somaliland government will continue bolstering further bilateral relations with Ethiopia, says Information Minister
The government of Somaliland has not always been bolstering its relations with its neighbouring country of the Federal Republic of Ethiopia, but is convicted to fortify them in as far as the economic, stability, security and bilateral relations are concerned. The...
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah
Furintaanka Kal-fadhiga 84-aad ee Guurtida oo Lagag Hadlay Qodobo Muhiim ah Hargaysa (Qaran news)-Kal-fadhigii 84aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa saaka ka furma xarunta golahaasi,furitaanka kal-fadhigan ayaa waxaan shir-gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad...
Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?
Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Cabdikariim Axmed (Mooge) iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo dad badan oo taageerayaal ah ku leh baraha bulshada oo ay kasbadeen wakhtigii ololaha doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland sanadkii...
The countries that support Somaliland in the elections have welcomed the election
The countries of the European Union and the UK have welcomed the decision made for the elections to be held in Somaliland. A summary of their joint statement reads as follows
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe.
Gabaygani sida magaciisa ka muuqda waxuu mudici ku yahay, la doodayaa, hogo tusaaleynayaa, qofkasta oo ay ka muuqdaan sifooyinkani, Eber iyo Madoorshe. Marka hore labadan erey waa isku macne oo hadii qof lagu tilmaansado waa dhaliil adag, waxaana loo jeedaa wax...
Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi
Maxaa ka qaldamay Madaxweyne Muuse Biixi Aan ku bilaabo’e: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu uu saxeexay warqaddii ugu muhiimsanayd ee dhammaadka muddo xileedkiisa, waa warqaddii in doorasho loo dareero. Haaaaa, halkaa waxa ku soo dhammaanaya 7 sanadood oo Muuse hayey...
Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo Saylaci
Hargeisa,(Qaran news)- Waxa dibada u soo shaac baxay khilaaf mudo dheer huursanaa oo u dhaxeeyay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa mr Cabdiraxmaan Saylici. Khilaafkani waxa ay sheegayaan dad ku dhow dhow Saylici in uu ka soo bilaabmay hanka Saylaci ee ahaa in...
Sidee ayaad xilli hore ugu baraarugi kartaa calaamadaha cusub ee dhiig-karka?
Guud ahaan, dhiigkarka looma heysto xanuun halis ah. Balse bahda caafimaadka adduunka ayaa ka digaya in haddii aan joogto loola socon cudurkan uu sababi karo xanuunno kale oo badan. Hase yeeshee daraasad dhowaan ay dhiigkarka ka sameeyeen kooxda Machadka Baaritaanka...
Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur Cabdi Qaadir
Hargeysa (Qaran news)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta beesha Hawiye Cabdishakuur Cabdiqaadir ayaa bogaadiyay gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudaynta ay mudeeyeen doorashooyinka isi saaran, qoraalkiisa oo qaladaad ay ku jiraan waxa markiiba ka jawaabay xoghayaha...
Shirkada Telesom iyo Hay’adda Relieve Humanity International oo daah furay mashruuc
Hargeisa, (Qaran news)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu daah furay mashruuc Isbitaalka Wareega (Mobile Medical team ) ah oo laga hirgelinayo Gobolada Maroodijeex, arinkaasi oo ay iska kaashadeen shirkada Telsom iyo Hay’adda...
Ciidanka qaranka Kulmiye iyo xukuumaddiisa ayaa jabiyay
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey