Latest News

Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo  Saylaci

Khilaaf aan xal lahayn oo ka dhex qarxay Muuse Biixi iyo Saylaci

Hargeisa,(Qaran news)- Waxa dibada u soo shaac baxay khilaaf mudo dheer huursanaa oo u dhaxeeyay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa mr Cabdiraxmaan Saylici. Khilaafkani waxa ay sheegayaan dad ku dhow dhow Saylici in uu ka soo bilaabmay hanka Saylaci ee ahaa in...

Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur  Cabdi Qaadir

Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur Cabdi Qaadir

Hargeysa (Qaran news)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta beesha Hawiye Cabdishakuur Cabdiqaadir ayaa bogaadiyay gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudaynta ay mudeeyeen doorashooyinka isi saaran, qoraalkiisa oo qaladaad ay ku jiraan  waxa markiiba ka jawaabay xoghayaha...

Cisbatalka Hargaysa oo la sheegay in daad uu galay

Cisbatalka Hargaysa oo la sheegay in daad uu galay

Waxa ayaan darro weyn ah in 30 sano kadib dhakhtarka weyn ee Hargeysa roobkii da’ay dadku u galay dadka bukaanka ah oo biyaha laga dhex dhurayay, taasi waxay muujinaysa dayaca iyo adeeg xumada ka jirta dhakhtarka. Cisbitaalka Hargaysa guud ahaan ma jiro adeeg bilaasha...

Do African Problems Really Have African Solutions?

Do African Problems Really Have African Solutions?

Daniel Byman *** For more than three decades, African governments and policymakers around the globe have advocated for “African solutions to African problems.” The phrase was originally a call for African governments to eschew foreign interventions to problems on the...

Articles

Liiska codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Somaliland

Liiska codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Somaliland

*Awdal: 181801* Saylac: 25680 Lughaya: 17663 Borama: 117390 Baki: 21068 *M.Jeex: 497734* Gabiley: 88520 Hargeisa: 370432 Balligubadle: 21178 Sallaxley: 17604 *Saaxil: 92620* Berbera: 74540 Sheekh: 18080 *Togdheer: 236279* Burco: 183354 Oodweyne: 38873 Buhodle: 14052...

Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar

Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar

Rayaale oo Reer Awdal ku Booriyay in aanay waxba u Oolin Xamar Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynihii hore ee JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa kulan ballaadhan Magaalada Boorama kula qaatay qeybaha bulshada ee gobolka Awdal. Waxaa kulankaasi ka qayb galay Wasiirrada...

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran

Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran iyo In Doorashadda Madaxtoyadda iyo Ururaddu ey dalka ka dhacdo. 13NoV2024. Wuuna ku guuleystey inuu Xisbiyada Qaranka ka odayeyo. Si la isula fahmo. Loona meel mariyo xeerarka Doorashoyinka ee Labadda Gole...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up