Latest News

Laas qoray: Sawir baraha bulshada qabsaday

Laas qoray: Sawir baraha bulshada qabsaday

Iyada oo lagu jiro u diyaar garawga maalinta barakaysan ee 18ka May ayaa waxa si xawli leh baraha bulshada u dhex wareegaaya qoysas ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Laasqoray ee bariga Sanaag oo calanka Somaliland si balaadhan ugu muujiyay magaaladaasi

Dullucda Booqasho Guddoomiye Xirsi ugu tagay Nin Dhallinyaro ah

Dullucda Booqasho Guddoomiye Xirsi ugu tagay Nin Dhallinyaro ah

Dullucda Booqasho Guddoomiye Xirsi ugu tagay Nin Dhallinyaro ah Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa booqday Cabdisamad Mawliid oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa, kaas oo loo dhibaateeyay soo dhawayntii...

Maxaa sababay muuqaalka dalka Griiga ee is bedelay

Maxaa sababay muuqaalka dalka Griiga ee is bedelay

Caasimada dalka Giriiga ee Athens ayaa noqotay midabka jaalle xigfeenka ah ee Oranjaha, kadib markii ay qarxeen daruuro boor ah oo ka soo kacayay dhinaca saxaraha. Xaaladahan cimilada ayaa ka mid ah kuwii ugu xumaa ee ku dhuftay Giriiga tan iyo 2018-kii, sida ay...

Somaliland Oo Turkiga Uga Digtay Inuu Xeebaheeda Yimaado .

Somaliland Oo Turkiga Uga Digtay Inuu Xeebaheeda Yimaado .

Somaliland Oo Turkiga Uga Digtay Inuu Xeebaheeda Yimaado kana Hadashay Heshiiskii Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka hadlayay heshiiska difaaca ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, waxuuna Turkiga uga digay...

Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay Dr Cabdiqaadir Aadan

Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay Dr Cabdiqaadir Aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh Maxamuud (Jengali) oo ay walaalo yihiin Dr. Maxamed Aadan Sheekh Maxamuud oo ah Dhakhtarka loogu magac daray cusbitaalka daryeelka carruurta ee Maxamed Aadan Sheekh...

Saadiq Khaan oo markii sadexaad ku guulaysta Mayarka London

Saadiq Khaan oo markii sadexaad ku guulaysta Mayarka London

Duqa magaalada London, Sadiq Khan, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee abid ku guulaysta markii saddexaad ee xafiiska London, mid ka mida magaalooyinka leh taariikhda qadiimigaa ee caalamka. Khan ayaa ka guuleystay musharaxa xisbiga Conservative-ka Susan Hall. Laakiin...

Articles

Duufaano ku soo waajahan dalka Kii iya oo laga digay

Duufaano ku soo waajahan dalka Kii iya oo laga digay

Kenya waxaa laga yaabaa inay wajahdo duufaantii ugu horreysay abid," madaxweyne William Ruto ayaa sidaas u sheegay muwaadiniinta isagoo khudbad heer qaran ah u jeediyay dalkaas, iyadoo dalka uu la daalaa dhacayo fatahaado ay dad badan ku dhinteen iyo dhul go’ kuwaas...

cudurka Baabasiirka iyo sida loo daweyn karo

cudurka Baabasiirka iyo sida loo daweyn karo

Baabasiirka waa cudur ku dhaca dad badan oo Soomaali ah, sababaha ugu weyn ee ka dhasha cudurkan waa isbaddallada dhanka cuntada iyo qaab nololeedka qofka. Cudurkan oo saameyn ku haya dunida oo dhan, tusaale ahaan boqolkiiba 50 shacabka Hindiya waxay la daalaa...

The Somaliland Police Force has been completed for training

The Somaliland Police Force has been completed for training

The city of Hargeysa was concluded in a meeting that lasted for three days, the purpose of which was to make a plan to prevent crimes (crime prevention strategy). It was attended by 22 Officers consisting of Commanders of Stations, Sections and Leaders of the JSL...

Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa

Maayar Mooge wax badan oo la mahadiyay ayuu ka qabtay Hargeysa

Dawladda Hoose ee uu hoggaaminaayo Mayor Mooge wax badan oo horumar lagu faano oo la mahadiyey ayey ku qabatay muddo yar. Waana abaal reer Hargeysa ay laabta ku hayaan. Waxa iyana muhiim ah in kol walba mudnaata kowaad la siiyo dadka degan iyo kuwa ka ganacsda goobta...

Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?

Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?

Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Cabdikariim Axmed (Mooge) iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo dad badan oo taageerayaal ah ku leh baraha bulshada oo ay kasbadeen wakhtigii ololaha doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland sanadkii...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up