Latest News
I drank Camel URINE Trying Street Food in Somaliland
https://youtu.be/cmliGJkWC8w?si=aNqc71178f3qX46F
Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Magaalada Barakaysan Ee Qudus?
Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo Yuhuudda. Qudus, Jerusalem, Yabuus, Kaaptooliya, Sahyuun, iiliyaa iyo Baytul-Maqdas waa Magacyo...
Daawada Cudurka Qaflada – Duruusta Ramadaanta
https://youtu.be/ryadJh_j6XY?si=0MZubwKtJdsxvkg2
Somaliland oo ku eedaysay Somalia inay sababi gaadhay in ay isku dhacaan Diyaarado ay lahaayeen Itoobiya iyo UAE
Somaliland oo ku Eedaysay Somalia inay Sababi gaadhay in ay isku dhacaan Diyaarado ay lahaayeen Itoobiya iyo UAE Hargeysa(Qaran news)- Hay'adda Duulista iyo Madaaradda Somaliland ayaa ku eedaysay Soomaaliya inay sababi gaadhay in ay mar kale isku dhici gaadheen laba...
Benjamin Netanyahu ‘Madness’: Netanyahu’s handling of US relations under scrutiny after UN vote
Tone in parts of Israeli media borders on contempt, as prime minister’s growing friction with Biden linked to US abstention The Israeli prime minister’s handling of relations with the Biden administration, which led the US on Monday to decline to veto a ceasefire...
Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Xilal cusub
Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Xilal cusub Hargeysa(Qaran news)-Kusimaha guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi Sanbalooshe ayaa magacowday hoggaanno ka mid ah garabka dhallinyarada, guddoomiyaha gobolka Hawd, guddoomiye kuxigeenka gobolka Daadmadheedh...
Guddoomiyaha SONSAF oo Sheegay in Isafgaradka Xisbiyadu Somaliland u Jihaynayaan Hirgelinta Doorashooyinka
Guddoomiyaha SONSAF oo Sheegay in Isafgaradka Xisbiyadu Somaliland u Jihaynayaan Hirgelinta Doorashooyinka Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Dallada Ururrada bulshada rayidka ah èe SONSAF, Anwar Cabdiraxmaan Warsame, ayaa soo...
U.N. Security Council passes resolution demanding immediate Hamas-Israel war cease-fire, release of hostages
The United Nations Security Council on Monday demanded a cease-fire in Gaza during the Muslim holy month of Ramadan, its first demand to halt fighting. The United States abstained on the resolution, which also demanded the release of all hostages taken captive during...
The gun-toting nurse who became one of Africa’s biggest rock stars
Click here to read more about this article
Xisbiyada Qaranka Somaliland oo Shir Saddex Geesood ah ku Yeeshay Hargeysa
Xisbiyada Qaranka Somaliland oo Shir Saddex Geesood ah ku Yeeshay Hargeysa Hargeysa(Qaran news)-Xisbiyada siyaasadda Jamhuuriyadda Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa shir saddex geesood ah ku yeeshay caawa magaalada Hargeysa. Kulankan oo ahaa afur uu soo...
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray, Soona Kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag.
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray, Soona Kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag. Haargeysa(Qaran news)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo xadhiga ka jaray, soona kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag oo laga hirgeliyey...
Wasiirka Maalgashiga oo la Kulmay Bangiyada Gaarka
Wasiirka Maalgashiga oo la Kulmay Bangiyada Gaarka ah Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha ee JSL Mudane Cabdirisaq Ibraahim Maxamed Waxa uu Xafiiskiisa Ku qaabilay masuuliyiinta Ururka ay ku midoobeen Bangiyada gaarka loo...
Siyaasadda Maraykanka ee “Soomaaliya mid ah” waa mid Dhalanteed ah …J. Peter Pham
"Siyaasadda Maraykanka ee “Soomaaliya mid ah” waa mid Dhalanteed ah" J. Peter Pham Hargeysa(Qaran news)-Ergaygii hore dawladda Maraykanka u qaabilsanaa Gobolka Saaxil Ambassador J. Peter Pham ayaa dawladda Maraykanka ku canaantay in aanay Somaliland siin mudnaantii ay...
Dilkii Siyaad Bare Ku Fuliyey Wadaadadii Somaliyeed Ee Ka Horyimi Xeerkii Qoyska Ee ku Salaysnaa Mabaadidii Shuuciga ( 1975)
Dilkii Siyaad Bare Ku Fuliyey Wadaadadii Somaliyeed Ee Ka Horyimi Xeerkii Qoyska Ee ku Salaysnaa Mabaadidii Shuuciga ( 1975) Subject: Dilkii Siyaad Bare Ku Fuliyey Wadaadadii Somaliyeed Ee Ka Horyimi Xeerkii Qoyska Ee ku Salaysnaa Mabaadidii Shuuciga ( 1975) Dilkii...
Africa: Dalberg awarded 5-year contract to strengthen United States Agency for International Development’s (USAID) work with the private sector
NAIROBI, Kenya, March 25, 2024/ - (Qaran news)- Dalberg Advisors (https://Dalberg.com/) has announced the award of the Private Sector Engagement Strategic Collaboration and Leading- Edge Engagement (“PSE SCALE”) program, a framework agreement of advisory services that...
Articles
Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?
Dabley hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday hoolka bandhig faneedka oo ku yaalla magaalada Moscow, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan lixdan qof in ka badan boqol qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen laamaha ammaanka ee Ruushka. Ugu yaraan afar weeraryahan...
Guddida Isku Dubo-ridka Heshiiska Somaliland iyo itoobiya oo la Kulmay Bahda Saxaafadda Somaliland
Guddida Isku Dubo-ridka Heshiiska Somaliland iyo itoobiya oo la Kulmay Bahda Saxaafadda Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Guddida farsamo ee madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland u igmaday iskuduba ridka heshiiskii isfaham ee dhawaan dhex maray waddamada Somaliland iyo...
Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI
Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI Hargeysa(Qaran news)-Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE iyo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Hargeysa galabta. Kulanka oo ahaa casuumad Afur ah uu...
Wasiir ku xigeenka arimaha dibadda Somaliland oo Somaliya ku eeddeysay Inay sugi kari wayday amniga baddeeda
Wasiir ku xigeenka Wasaarada arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ee Somaliland Ambassador Rooda Jaamac Cilmi, ayaa barta X ee Twitter, ku baahisay qoraaal ay kaga hadlayso nabada ka jirtaa marin-biyoodka Somaliland ee Bada, kaasoo laga ilaaliyay kooxaha Budhcad...
British Tamils Forum strongly denounces the police obstruction at Vedukunarimalai temple Sivarathiri worship
British Tamils Forum strongly denounces the police obstruction at Vedukunarimalai temple Sivarathiri worship The British Tamils Forum (BTF) strongly denounces the continuing arrests, land grab, intimidation and disruption of the daily activities of the Tamil people by...
Todoba sanadood cadaab ahaa oo ina soo maray Muxuu Cabdiraxmaan Cirro ka bedeli doonaa?
An East African Port Deal the World Should Applaud
Many countries’ skepticism of a recently announced deal that gives Ethiopia naval basing rights in exchange for recognizing Somaliland’s independence is misguided. While the pact has stirred consternation, especially in Somalia (which claims Somaliland as part of its...
Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen
Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen Taez (Yemen) (AFP) – Months of missile attacks across the Red Sea are casting a shadow over Ramadan in war-torn Yemen, contributing to rising prices as many struggle to afford the holy month's traditional...
Xalka Dalka Fashilmay ee Soomaaliya wuxuu ku jiraa in lagu Celiyo Gacantii Qarammada midoobay
"Xalka Dalka Fashilmay ee Soomaaliya wuxuu ku jiraa in lagu Celiyo Gacantii Qarammada midoobay" Faysal Cali Waraabe Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay xalka dalka fashilmay ee Soomaaliya uu ku xidhan...
Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark
Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark Hargeysa(Qaran news)-Agaasimada Guud ee Wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac oo ay Weheliyaan qaar ka mida Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa Xafiiska Agaasimaha Guud ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska 𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬(Qaran news) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo safar shaqo ku joogga wadanka Faransiiska, gaar ahaam magaaladda Caasimadda ah ee...
Africa – Towards a Just and Sustainable Future: African Energy Chamber (AEC) Wins African Environmental, Social and Governance (ESG) Award of the Year
PRESS RELEASE Towards a Just and Sustainable Future: African Energy Chamber (AEC) Wins African Environmental, Social and Governance (ESG) Award of the Year The African Energy Chamber was awarded the African ESG Award of the Year at the Africa Energy Technology...
Wasiirka Gaashaandhiga oo Hortagay Guddida Arrimaha Dibadda Wakiillada
Wasiirka Gaashaandhiga oo Hortagay Guddida Arrimaha Dibadda Wakiillada Hargaysa(Qaran news)-Guddida hoosaadka Arrimaha Gudaha, Nabadgelyda & Difaaca ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Kulan Is-barasho & Xog-waraysi ah ugu yeedhay masuuliyiinta...
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo Afka Furtay Ma Ilahay ayaa uu Xasan Sheekh Riwaayad U Matalayaa
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah xildhibaanada dawlada fadaraalka ee Soomaaliya ayaa weerar xoogan ku qaaday xukuumadda Xasan Sheekh ee Somalia. Waxyaabaha uu aadka uga hadlay ee ka yaabiyay waxa ka mid ah musuq maasuq iyo qaraabo kiil, waxanavuu sheegay in...
Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay
Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay Hargeysa(Qaran news)- Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu bulshada u caddaynayaa inuu gacanta ku hayo eedaysane Axmed Ibraahim Muxumed 40jir ah oo saaka ku jiidhay degmada Gacmo-dheere ee Magaalada Hargaysa...
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey