Latest News

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Ayadoo kulayl aad u daran uu ka jiro deegaannada Soomaalida ee bariga Afrika ayaa wararka ka imaanaya magaalada Godey ee dawlad deegaanka Soomaalida waxay sheegayaan in uu khasaare nafeed gaystay heerkulkaas todobaadyadii u dambeeyey sare u sii kacayey. Sida uu...

Wasiirka Qorshaynta Oo Socdaal Ku Tagay Boorama

Wasiirka Qorshaynta Oo Socdaal Ku Tagay Boorama

Wasiirka Qorshaynta oo Socdaal ku Tagay Boorama Boorama(Qaran news)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa maanta booqday xafiiska Wasaaraddaasi ee Gobalka Awdal. Ujeeddada booqashada Wasiirka ayaa ahayd u kuur...

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal C. Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Soomaaliya in aanay dawladi u hirgalaynin ilaa ay fuliyaan qoddobo uu si gaar ah ugula taliyay. Sidaasna wuxuu ku...

U diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May.

U diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May.

𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 (Qaran news)-Waxa shalay ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah shir daarranaa u diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May. Guddida Qabanqaabadda Munaasibadda Qaran ee 18-ka May ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL oo ka...

Articles

Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay cida ka danbaysay

Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay cida ka danbaysay

Xaaska Marxuum C/naasir Dahable oo si arxan darro ah loogu dilay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa sheegtay in Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya. Ahmed Mallin ayaa ka dambeeyay dilka ninkeeda. Sida ay sheegtay Dr. Sucaad, Cabdinaasir waxa uu...

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa Hargeisa (Qaran news)-The Commander of the Police of the Republic of Somaliland, Sergeant Mohamed Saqadhi, today inspected the market in Hargeisa. Commander Saqadhi urged the businessmen to cooperate with the police force...

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga ee Nootaayooyinka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirrada Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Horumarinta Maaliyadda JSL Md. Saleebaan Warsame Guuleed iyo Dr. Sacad Cali Shire ayaa xalay [07 April, 2024] magaalada Hargaysa ka daah-furay Nidaamka...

Guddoomiyaha wakiillada oo la kulmay wasiirka koowaad ee Wales

Guddoomiyaha wakiillada oo la kulmay wasiirka koowaad ee Wales

Guddoomiyaha Wakiillada oo la Kulmay Wasiirka koowaad ee Wales Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda JSL Mudane Prof Yaasiin Madamuud Xiir (Faratoon), ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka 1aad ee Wales Mr Vaughan Gething oo dhawaan loo doortay...

Wasiirka Biyaha oo la kulmay Hay’adda Turkiga Ah Ee TIKA

Wasiirka Biyaha oo la kulmay Hay’adda Turkiga Ah Ee TIKA

Wasiirka Biyaha oo la Kulmay Hay'adda Turkiga ah ee TIKA Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha md Saleebaan Yuusuf Cali koore, oo ay weheliyaan Wasiirku xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud jaamac Warfaa iyo Agaasimaha guud ee...

Taxabe: Ayuu  ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?.

Taxabe: Ayuu ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?.

Ayuu ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?. Nabigii Alle ee Muuse cs waxa uu ka mid ahaa Adoomihii Alle ee illaahay toos ula xidhiidhi jiray ama uu Alle toos ula hadli jiray, Hadaba Aadamuhu waa iska daciife waxa dhacday in uu Nabi Muuse cs uu is...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up