Latest News

Xisbiga Waddani oo Beeniyay Dallad la Sheegay inay ku Biirtay KULMIYE

Xisbiga Waddani oo Beeniyay Dallad la Sheegay inay ku Biirtay KULMIYE

Xisbiga Waddani oo Beeniyay Dallad la Sheegay inay ku Biirtay KULMIYE Hargeysa(Qaran news)-Ma jirto dalad magaceedu yahay Sama-wade oo ka tirsanayd ama ka diiwaangashanayd Xisbiga WADDANI oo ku biirtay Xisbiga Kulmiye. Xisbiga Kulmiye waxa had iyo goor u caado ah inay...

Waa tuma gabadha loo magacaabay in ay hoggaamiso Beesha Bariga Afrika?

Waa tuma gabadha loo magacaabay in ay hoggaamiso Beesha Bariga Afrika?

Kenya ayaa si rasmi ah u shaacisay qofka noqonaya Xoghayaha Guud ee Beesha Bariga Afrika (EAC), ka dib markii ay u yeeratay Peter Mathuki oo xilkaas hayey tan iyo 2021. Caroline Mwende Mueke ayaa loo magacaabay in ay noqoto Xoghayaha Guud ee Beesha Bariga Afrika,...

Kenya may renegotiate power agreement with Ethiopia

Kenya may renegotiate power agreement with Ethiopia

Kenya may renegotiate power agreement with Ethiopia Kenya may be forced to renegotiate its 25-year power purchase agreement (PPA) with Ethiopia if the deepening electricity crisis in the Horn of Africa nation persists. The Energy and Petroleum Regulatory Authority has...

African Development Bank publishes report on callable capital

African Development Bank publishes report on callable capital

ABIDJAN, Ivory Coast, April 15, 2024/ -- The African Development Bank (www.AfDB.org) has published a report clarifying the legal framework, processes and governance for a call on the callable capital by the institution. Callable capital refers to the portion of the...

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal C. Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Soomaaliya in aanay dawladi u hirgalaynin ilaa ay fuliyaan qoddobo uu si gaar ah ugula taliyay. Sidaasna wuxuu ku...

U diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May.

U diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May.

𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 (Qaran news)-Waxa shalay ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah shir daarranaa u diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May. Guddida Qabanqaabadda Munaasibadda Qaran ee 18-ka May ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL oo ka...

Somaliland Needs Imaginative Generation.

Somaliland Needs Imaginative Generation.

Until people generate new ideas in their minds and ask themselves questions of how, why, what, when, and where, they cannot develop new ways of doing things and dealing with the problems that life throws at them. If people cannot imagine, how can they learn and...

Wakiillada iyo Hay’adda Shaqaalaha oo ka Shiray Xeerka Xaq siinta

Wakiillada iyo Hay’adda Shaqaalaha oo ka Shiray Xeerka Xaq siinta

Wakiillada iyo Hay'adda Shaqaalaha oo ka Shiray Xeerka Xaq siinta Hargeysa(Qaran news)-Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Kulan Isbarasho iyo Isxogwareysi ku Saabsan Naaqishada Xeerka Hawl-gabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawlada...

Articles

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa Hargeisa (Qaran news)-The Commander of the Police of the Republic of Somaliland, Sergeant Mohamed Saqadhi, today inspected the market in Hargeisa. Commander Saqadhi urged the businessmen to cooperate with the police force...

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga ee Nootaayooyinka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirrada Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Horumarinta Maaliyadda JSL Md. Saleebaan Warsame Guuleed iyo Dr. Sacad Cali Shire ayaa xalay [07 April, 2024] magaalada Hargaysa ka daah-furay Nidaamka...

Guddoomiyaha wakiillada oo la kulmay wasiirka koowaad ee Wales

Guddoomiyaha wakiillada oo la kulmay wasiirka koowaad ee Wales

Guddoomiyaha Wakiillada oo la Kulmay Wasiirka koowaad ee Wales Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda JSL Mudane Prof Yaasiin Madamuud Xiir (Faratoon), ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka 1aad ee Wales Mr Vaughan Gething oo dhawaan loo doortay...

Taxabe: Ayuu  ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?.

Taxabe: Ayuu ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?.

Ayuu ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?. Nabigii Alle ee Muuse cs waxa uu ka mid ahaa Adoomihii Alle ee illaahay toos ula xidhiidhi jiray ama uu Alle toos ula hadli jiray, Hadaba Aadamuhu waa iska daciife waxa dhacday in uu Nabi Muuse cs uu is...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up