Latest News

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Magaalada Barakaysan Ee Qudus?

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Magaalada Barakaysan Ee Qudus?

Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo Yuhuudda. Qudus, Jerusalem, Yabuus, Kaaptooliya, Sahyuun, iiliyaa iyo Baytul-Maqdas waa Magacyo...

Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Xilal cusub

Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Xilal cusub

Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Xilal cusub Hargeysa(Qaran news)-Kusimaha guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi Sanbalooshe ayaa magacowday hoggaanno ka mid ah garabka dhallinyarada, guddoomiyaha gobolka Hawd, guddoomiye kuxigeenka gobolka Daadmadheedh...

Wasiirka Maalgashiga oo la Kulmay Bangiyada Gaarka

Wasiirka Maalgashiga oo la Kulmay Bangiyada Gaarka

Wasiirka Maalgashiga oo la Kulmay Bangiyada Gaarka ah Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha ee JSL Mudane Cabdirisaq Ibraahim Maxamed Waxa uu Xafiiskiisa Ku qaabilay masuuliyiinta Ururka ay ku midoobeen Bangiyada gaarka loo...

Articles

Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?

Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?

Dabley hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday hoolka bandhig faneedka oo ku yaalla magaalada Moscow, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan lixdan qof in ka badan boqol qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen laamaha ammaanka ee Ruushka. Ugu yaraan afar weeraryahan...

Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI

Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI

Kulan Dhexmaray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI Hargeysa(Qaran news)-Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE iyo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Hargeysa galabta. Kulanka oo ahaa casuumad Afur ah uu...

An East African Port Deal the World Should Applaud

An East African Port Deal the World Should Applaud

Many countries’ skepticism of a recently announced deal that gives Ethiopia naval basing rights in exchange for recognizing Somaliland’s independence is misguided. While the pact has stirred consternation, especially in Somalia (which claims Somaliland as part of its...

Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen

Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen

  Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen Taez (Yemen) (AFP) – Months of missile attacks across the Red Sea are casting a shadow over Ramadan in war-torn Yemen, contributing to rising prices as many struggle to afford the holy month's traditional...

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark Hargeysa(Qaran news)-Agaasimada Guud ee Wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac oo ay Weheliyaan qaar ka mida Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa Xafiiska Agaasimaha Guud ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska 𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬(Qaran news) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo safar shaqo ku joogga wadanka Faransiiska, gaar ahaam magaaladda Caasimadda ah ee...

Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay

Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay

Taliska Booliska oo ka Hadlay Dirawal Hooyo Umul ah Jiidhay Hargeysa(Qaran news)- Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu bulshada u caddaynayaa inuu gacanta ku hayo eedaysane Axmed Ibraahim Muxumed 40jir ah oo saaka ku jiidhay degmada Gacmo-dheere ee Magaalada Hargaysa...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up