Latest News
Dhalinyaro ka soo jeeda Gabiiley iyo Hargeisa oo maanta ku soo biiray xisbiga Waddani
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa qaabilay dhallinyaro ka soo jeeda magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley oo xisbiga WADDANI ku soo biiray. Guddoomiyaha ayaa si kal-furan xisbiga ugu soo dhaweeyay dhallinyarada oo u diyaar ah in dalka isbedel...
Todoba qof ayaa ku dhintay ka dib markii dhisme ay daganaayeen uu ku soo dumay Addis_Abeba
Itoobiya: Todoba qof ayaa ku dhintay ka dib markii dhisme ay daganaayeen uu ku soo dumay Addis_Abeba Addis Ababa, (Qaran news)-Todoba qof ayaa ku dhimatay ka dib markii dhisme ay daganaayeen uu ku soo dumay magaalada Addis Ababa, Addis Kifle Ketema (xaafad hoosaadka)...
Dawlada Turkiga oo markab dagaal keentay xeebta Muqdisho
Markab dagaal oo hordhac u ah heshiiskii difaaca iyo dhaqaalaha ahaa ee dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho. Imaanshaha markabkaan dagaal ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa ku soo beegmaya xilli xiisad siyaasadeed ay ka...
Muuse Biixi 7 Sano ayuu madaxweyne ka ahaa dalka hadii uu Awdal wax u qabanaayo uu ragaadiyay Daawo
Xukuumadda Somaliland oo Xasan Sheekh ku Eedaysay Dilkii Cabdinaasir Dahable
Xukuumadda Somaliland oo Xasan Sheekh ku Eedaysay Dilkii Cabdinaasir Dahable Hargeysa (Qaran news) Xukumadda Somaliland ayaa ka hadashay Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable iyo dhallinyaro reer Somaliland ah oo lagu jidh dilay Muqdisho. Xukuumadda Somaliland ayaa...
Mid ka mid ah siyaasiyiintii u ololaysay Muuse Biixi doorashadii hore oo hadlay
https://youtu.be/ALzIPV56UQY?si=xvI_5HmwhY1FcNwH
Xoghaya xisbiga Waddani oo u caqli celiyay Cabdishakuur Cabdi Qaadir
Hargeysa (Qaran news)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta beesha Hawiye Cabdishakuur Cabdiqaadir ayaa bogaadiyay gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudaynta ay mudeeyeen doorashooyinka isi saaran, qoraalkiisa oo qaladaad ay ku jiraan waxa markiiba ka jawaabay xoghayaha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo xilkii ka qaaday wakiilka Somaliland u joogay Itoobiya magacaabayna mid cusub
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 xilkii kaga qaaday wakiilkii Somaliland u fadhiyey dalka Ethiopia isla markaasina u magacaabay wakiil Cusub sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday...
Ciidanka qaranka Kulmiye iyo xukuumaddiisa ayaa jabiyay
Cisbatalka Hargaysa oo la sheegay in daad uu galay
Waxa ayaan darro weyn ah in 30 sano kadib dhakhtarka weyn ee Hargeysa roobkii da’ay dadku u galay dadka bukaanka ah oo biyaha laga dhex dhurayay, taasi waxay muujinaysa dayaca iyo adeeg xumada ka jirta dhakhtarka. Cisbitaalka Hargaysa guud ahaan ma jiro adeeg bilaasha...
Africa: World Nuclear Association to Highlight Southern Africa’s Nuclear Prospects at Invest in African Energy (IAE) 2024
PRESS RELEASE World Nuclear Association to Highlight Southern Africa’s Nuclear Prospects at Invest in African Energy (IAE) 2024 The World Nuclear Association (WNA) is a global entity dedicated to advocating for nuclear power, aiming to triple its capacity by 2050 as...
Maxay tahay daawada loo helay madax xanuunka ee loo yaqaanno Dhan jafka ( Migraine)
Kiniinnada nooca loo yaqaanno Atogepant, kuwaas oo dhowaan caan ku noqday hababka daawaynta iyo ka hortagga madax xanuunka maygariinka oo ay soomaalidu u taqaanno Goon-jabka, ayaa laga hirgeliyay Adeegyada Caafimaadka Qaranka (NHS) ee gudaha Ingiriiska. Daawadii ugu...
18th Islamic Development Bank (IsDB) Global Forum to Explore Innovation, Entrepreneurship, and Leadership in Islamic Finance
The Islamic Development Bank (IsDB) Institute (https://IsDBInstitute.org/) is pleased to announce the 18th edition of the IsDB Global Forum on Islamic Finance to be held in Riyadh, Kingdom of Saudi Arabia, on 28 April 2024, in conjunction with the IsDB Group Annual...
Ma Jiraan wax sharci ahaan ka hor imanaya aqoonsiga Itoobiya siinayso Somaliland” Matt Bryden
Ma Jiraan wax Sharci ahaan ka Hor imanaya aqoonsiga Itoobiya Siinayso Somaliland" Matt Bryden Matt Bryden oo ah la taliyaha dhanka Istaraajiyadda ee Machadka SAHAN ee fadhigiisu yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta qaranka...
Itoobiya oo dhisanaysa madaar cusub oo sanadkii u adeegi doona 120 Milyan oo Rakaab ah
Qorshe cusub oo £2bn ah oo cajiib ah oo lagu beddelayo mid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee adduunka ugu sarreeya Adis Ababa, (Qaran news)-Itoobiya ayaa lagu wadaa inay bilowdo mashruuc weyn oo ah dhismaha garoonka caalamiga ah ee Addis Ababa ee cusub. Iyada oo la...
Articles
Liiska codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Somaliland
*Awdal: 181801* Saylac: 25680 Lughaya: 17663 Borama: 117390 Baki: 21068 *M.Jeex: 497734* Gabiley: 88520 Hargeisa: 370432 Balligubadle: 21178 Sallaxley: 17604 *Saaxil: 92620* Berbera: 74540 Sheekh: 18080 *Togdheer: 236279* Burco: 183354 Oodweyne: 38873 Buhodle: 14052...
Musharaxa a xisbiga Waddani oo hambalyo u diray gudiga doorashooyinka qaranka
Musharaxa xisbiga Waddani dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa dhambaal hambalyo ah u diray gudiga doorashooyin qaranka. Qoraal kooban oo uu baahiyay oo ku qornaa Af Ingiriisi, oonu idiin turjunay waxa uu u dhignaa sidan hoos ku qoran Waxaan hambalyo iyo...
Itoobiya oo sheegatay inay ka dhabaynayso heshiiskii ay la gashay Somaliland
Itoobiya oo sheegatay inay ka Dhabaynayso Heshiiskii ay ls Gashay Somaliland Hargeysa(Qaran)“Itoobiya waa ay ka go’an tahay ka dhabaynta heshiiska is-af-garad ee ay la saxeexatay Somaliland, cadhada Xamar na waa wax aan dhaafsiisnayn dib-u-dhac yar” Sidaas waxa yidhi...
Africa: NOV to Sponsor Invest in African Energy (IAE) 2024, Empowering Africa’s Energy Industry Through Technology
Leading technology, equipment and services provider NOV has been confirmed as a Silver Sponsor of the Invest in African Energy (IAE) forum in Paris next month. The Houston-based firm delivers technology-driven solutions to the global energy industry – comprising oil...
Lacagta hada Awdal la geeyay waa Olole Kulmiye dadka lama hadli karaan ee Rayaale ayay ku daba dhuumanayaan
Africa’s Downstream Opportunities Take the Forefront as African Refiners and Distributors Association (ARDA) Executive Secretary Joins African Energy Week (AEW) 2024
PRESS RELEASE Africa’s Downstream Opportunities Take the Forefront as African Refiners and Distributors Association (ARDA) Executive Secretary Joins African Energy Week (AEW) 2024 AEW: Invest in African Energy will streamline investment towards Africa’s downstream...
Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran
Madaxweyne Daahir Rayaale Dalka Waxu u Yimi Badbaado Qaran iyo In Doorashadda Madaxtoyadda iyo Ururaddu ey dalka ka dhacdo. 13NoV2024. Wuuna ku guuleystey inuu Xisbiyada Qaranka ka odayeyo. Si la isula fahmo. Loona meel mariyo xeerarka Doorashoyinka ee Labadda Gole...
Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen
Ayadoo kulayl aad u daran uu ka jiro deegaannada Soomaalida ee bariga Afrika ayaa wararka ka imaanaya magaalada Godey ee dawlad deegaanka Soomaalida waxay sheegayaan in uu khasaare nafeed gaystay heerkulkaas todobaadyadii u dambeeyey sare u sii kacayey. Sida uu...
Wasiir Ku-xigeenka Khaarajiga oo ku Diirsatay Abaalmarinta Caalamiga ah ee la Gudoon siiyay Dr. Edna Aadan
Wasiir Ku-xigeenka Khaarajiga oo ku Diirsatay Abaalmarinta Caalamiga ah ee la Gudoon siiyay Dr. Edna Aadan Hargeysa(Qaran news)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Rooda Jaamac Cilmi ayaa bogaadisay...
Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya
Faysal C. Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Soomaaliya in aanay dawladi u hirgalaynin ilaa ay fuliyaan qoddobo uu si gaar ah ugula taliyay. Sidaasna wuxuu ku...
Somaliland Needs Imaginative Generation.
Until people generate new ideas in their minds and ask themselves questions of how, why, what, when, and where, they cannot develop new ways of doing things and dealing with the problems that life throws at them. If people cannot imagine, how can they learn and...
Kosmos Energy Returns to African Energy Week: Invest in African Energy 2024 as a Diamond Sponsor
CAPE TOWN, South Africa, April 12, 2024/ -- Africa's abundant hydrocarbon reserves, comprising approximately 125.3 billion barrels of crude oil and 620 trillion cubic feet of proven gas, offer lucrative investment opportunities for global E&P players and serve as a...
“Ethiopia – Somaliland port deal
https://youtu.be/FWpcOxil1o8?si=yucsekR_SoMKBRqy
Ogaysiis: Moyarka magaalda Burco oo la kulmaaya Jaaliyada reer Somaliland ee UK
Ogaysiis waxaan dadka reer Somaliland ee degagan UK-la ogaysiinayaa in Maayirka Magaalada Burco oo xiligani ku sugan magaalada London uu la kulmi doono jaaliyada Somaliland ee London iyo nawaaxigeeda kulanku wuxuu ka dhacayaa magaalada London gaar ahaan. Cinwaanka...
Djibouti entry in African Union Commission top seat race impedes Kenya bid
Djibouti entry in AUC top seat race impedes Kenya bid Djibouti’s entry into the race for the next African Union Commission (AUC) chairperson on Tuesday could see member states in two key blocs in the Eastern Africa region take sides ahead of the voting next year....
Most Popular News Articles
-
African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022
PRESS RELEASE African Energy Chamber (AEC) to Host Energy Transition Forum at African Energy Week 2022 Led by Africa’s energy leaders and both publ...
-
African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pandemic and Russia-Ukraine war
African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE African Economic Outlook 2022: Africa’s 2021 economic rebound impacted by lingering Covid-19 pa...
-
Somaliland: Two journalists jailed for reporting on a prison fight
The IPI global network calls for the immediate and unconditional release of Somaliland journalists Mohamed Adbi Sheikh Mohamed of MM Somali TV and ...
-
Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate
PRESS RELEASE Ethiopia: African Development Bank signs $830,000 grant agreement to improve climate resilience for communities and ecosystems The gr...
-
Daawo:Askari Booliiska S/land ka tirsanaa oo shaaciyey in Ciidanka Looga eryay Qabiilku ka soo jeedo dartii+Hanjabaado Telefoonka loo mariyey